Sergio Ramos oo horyaalka La Liga kahor heshiis cusub u saxiixaya Real Madrid
Los Blancos ayaa qarka u saaran iney heshiis cusub ka saxiixato daafaceeda Sergio Ramos oo kooxda Manchester United ay dooneyso. Madaxweynaha Real Madrid ayaa China u tagay inuu Ramos ku qanciyo sii...
View ArticleLix waxyaabood u daawo kulanka dhexmaraya maanta Real Madrid iyo AC Milan
AC Milan iyo Real Madrid ayaa ciyaaraya maanta saacada marka ay tahay 3:00 galabnimo Kulankan ayaa ka dhacaya maanta oo Khamiis Shanghai waana tartanka International Champions Cup. Kulankii ugu...
View ArticleLionel Messi oo goorhore Barcelona ku soo laabtay shaqana diyaar u ah
Lionel Messi iyo Javier Mascherano ayaa goorhore dib ugu soo laabtay kooxdooda Barcelona oo ku jirta safar ciyaareedkeeda xili ciyaareedka. Messi iyo Mascherano ayaa lagu waday Barcelona iney ku soo...
View ArticleTababare Rafael Benitez oo amaanay Macalinka cusub ee AC Milan
Macalinka Real Madrid Rafael Benitez ayaa aaminsan Sinisa Mihajlovic inuu yahay tababaraha u qalma inuu AC Milan leyliyo. AC Milan iyo Real Madrid ayaa ciyaaraya galabta 3:00 . Sanadka 2014 kaliya...
View Articlewakiilka Fernando Llorente oo wadahadalo la furtay Arsenal
Wakiilka Fernando Llorente ayaa la sheegay inuu wadahadalo la furtay kooxda Arsenal oo dooneysa iney kala soo wareegto Juventus. Sida ay qortay Tuttosport weeraryahanka Spain ayaa ka tagaya Juventus...
View ArticleArsene Wenger oo rajo ka qaba Barcelona inuu kala soo wareego Sergio Busquets
Sergio Busquets ayaa kamid ah xiddigaha tababare Arsene Wenger uu rabo inuu si lama filaan ula soo wareego xagaagan inta uusan suuqa kala iibsiga xermin. Arsene Wenger ayaa u arka ciyaaryahankan inuu...
View ArticleMohamed Salah oo xarunta caafimaad ee Roma ku maraya Tijaabada Caafimaad
Xiddiga Chelsea Mohamed Salah ayaa gaaray Villa Stuart si uu u dhameystiro tijaabada caafimaad ee kooxda Roma. Roma ayaa heshiika Salah ku garaacday kooxaha Inter Milan iyo Fiorentina. 23 jirkan ayaa...
View ArticleAC Milan oo goolhaye 16 jir ah ka horgeysay Real Madrid kadibna laga...
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay koobka International Champions Cup ee ka socday wadanka China kadin markii AC Milan rigoorayaal 9-10 ay ugu qaadeen. Ciyaarta ayaa ku dhamaatay waqtigii caadiga...
View ArticleSawirada Lionel Messi iyo Neymar oo tababar ku qaatay garoonka Cam Nou
Maadaama Barcelona ay soo heyso Labo Final iyo horyaalka La Liga Xiddigaheeda ugu muhiimsan ayaa dib ugu soo laabtay. Afar maalmood ayey ka soo hormareen Lionel Messi iyo Javier Mascherano xiligii...
View ArticleXiddigaha Shiikh Mansour ee Man City oo tababar digniin u ah Chelsea sameeyay
Manchester City ayaa isku diyaarineysa kulankeeda ugu dambeeya ee saaxibtinimo oo ay la ciyarayaan Sabtida Stuttgart. Tababarkii maanta oo Khamiis ay ku sameeyeen xeradooda tababarka cajiibka ah...
View ArticleDidier Drogba oo Sheegay Chelsea iney ku dhiiragelisay ku biirista Montreal...
Didier Drogba ayaa daboolka ka qaaday Xiddigaha Chelsea iyo shaqaalaheeda iney ku dhiira geliyeen inuu ku biiro kooxda MLS-ka dhisan ee Montreal Impact. Isniintii ayuu Drogba ku biiray kooxda...
View ArticleBarcelona oo u ogolaatay Pedro inuu ku biiro Man United kadib Finalka Super Cup
Barcelona ayaa la sheegay iney dib u dhigtay ku biirista Pedro kooxda Manchester United oo raadineysay taasna waxaa ka dhigeysaa inuu seegayo furitaanka ciyaaraha Premier league. 28 jirkan ayaa ah...
View ArticleXiddiga Arsenal Joel Campbell oo ku sii jeeda horyaalka Serie A
Xiddiga Arsenal Joel Campbell ayaa lagu wadaa inuu ka tago Gunners oo amaah uu ugu wareego kooxda Palermo ee Taliyaaniga. Xiddiga Costa Rica ayaa sanadkii hore amaah ugu ciyaarayay kooxda David Moyes...
View ArticleAS Roma oo heshiis la gaartay gool dhaliyaha Man City Edin Dzeko
Kooxda Roma ee wadanka Taliyaaniga ayaa la sheegayaa in heshiis ay la gaartay weeraryahanka Man City Edin Dzeko. Kooxda Serie A ayaa wali gor gortan kula jirta City sidii ay ugu iibsan laheyd...
View ArticleMaalin xusuus u leh Man United iyo mashiinkeeda dhexe ee Michael Carrick
Maanta oo kale 31 Jully 2006 Michael Carrick oo ah mashiin weyn ayaa ku biiray kooxda Man United waxaana uu ugu soo wareegay kooxda Tottenham. Sagaalsano ayaa laga joogaa haatan ku soo biirista...
View ArticleReal madrid oo ay seddex kulan u hartay iyo Benitez oo ku mashquulsan...
Macalinka Real Madrid Benitez ayaa seddex kulan oo qura u heysata inuu kala ogaado cida u qalanta booska 11-ka ciyaaryahan ee garoonka u galeysa iyo guud ahaan 25-kiisa ciyaaryahan ee 2015-16 . Real...
View ArticleJohn Terry oo dhiira gelin siiyay Radamel Falcao kahor kulanka Arsenal
Kabtanka Chelsea John Terry ayaa carbaabiyay weeraryahankooda cusub ee Radamel Falcao kahor kulanka Arsenal ee Sabtida. Falcao ayaa ku fishilmay Man United xagaagii hore oo 29 kulan horyaalka uu u...
View ArticleLuis Suarez “Horyaalka Premier league ayaa ka fiican La Liga
Weeraryahankii hore Liverpool Luis Suarez ayaa sheegay horyaalka England ee Premier league inuu yahay horyaalka ugu fiican Adduunka. Ciyaaryahanka Uruguayan ayaa ka tagay xagaagii hore Liverpool...
View ArticleArsenal oo heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda Theo Walcott
Theo Walcott ayaa maanta u saxiixay Arsenal heshiis mudo afarsano oo kale uu kula sii joogayo kooxda Arsenal. 26 jirkan ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Arsenal maadaama halsano ay ugu harsaneyd...
View ArticleArsenal oo goordhow Abaalmarisay Santi Cazorla
Arsenal ayaa ku dhawaaqday goor dhow waxyar kadib heshiiska Walcott in isagana ay heshiis cusub kala saxiixatay Santi Cazorla. Laakiin Arsenal ayaan shaacin ilaa inta uu la egyahay heshiiska...
View Article