Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sinisa Mihajlovic oo aan ku faraxsneyn guushii AC Milan ay ka gaartay Empoli.

Tababaraha AC Milan Sinisa Mihajlovic ayaa sheegay inuu dareemayo Milan in laga badiyay xili ay 2-1 ugu adkaadeen kooxda Empoli. Gool qeybta labaad uu dhaliyay Luiz Adriano ayey ku gaartay guul AC...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhaye Romero Oo Hadal Xaqiiqo Ah U Sheegey Kooxdiisa Manchester United.

Goolhayaha cusub ee kooxda Manchester United Sergio Romero ayaa waxaa uu sheegey in uu diyaar u yahay in booskiisa joogta ah ee kooxda uu u dagaalamo. Xiddigaan Romero ayaa xagaagan ku soo biirey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalin Van Gaal Iyo Hadalkii Uu ka Yiri Kulanka Maanta Ay Manchester United...

Macalinka reer Holland ee leyliya Manchester United Luis Van Gaal ayaa waxaa uu ka haldey kulanka ay maanta kooxdiisa wajaheyso kooxda Swansea City. kooxaha Manchester United iyo Swansea City ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalin Enrique Oo Amaan Ugu Qubyeeyey Daafaciisa Thomas Vermaelen Kadib...

Luis Enrique macalinka kooxda Barcelona ee reer Spain ayaa waxaa uu amaan kala duldhacay daaficiisa Thomas Vermaelen kadib goolkiisi uu xalay kooxda u dhaliyey. Barcelona ayaa xalay hal gool oo uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safafka Rasmiga kulanka u dhaxeeya kooxaha Swansea iyo Man United oo la...

Goordhow waxaa bilaawanaya kulanka u dhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Swansea City. Safafka Rasmiga ee kulanka ciyaaraya iyo keydkooda ayaa la shaaciyay. Safka hore: Fabianski, Naughton,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rasmi:Bayern Munich oo la wareegtay xiddigii Labaad oo Juventus

Kooxda Bayern Munich ayaa xaqiijisay saxiixa xiddiga Juventus Kingsley Coman kaas oo amaah ugu wareegay. 19 jirkan ayaa waxaa ugu soo biiray kooxda Serie A Saint-Germain sanadkii 2014 laakiin kama...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddiga Liverpool Lazar Markovic oo ku biiray kooxda Fenerbahce.

Lazar Markovic  ayaa dhameystiray heshiis amaah ah oo ugu biiray kooxda Turkiga ee Fenerbahce. 21 Jirkan ayaa ka tagay Liverpool hal xili ciyaareed uu la joogay waxaana uu ku hungoobay boos joogta ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona iyo Chelsea oo loo sheegay lacagaha lagu heli karo Paul Pogba

Kooxda Juventus ayaa sheegtay Paul Pogba ineysan ogolaan doonin in wax ka yar £109milyan ay ku siiyaan kooxaha raadinaya. 22 jirkan ayaa Juventus uga soo biiray Manchester United sanadkii 2012 tan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI:Manchester City oo la wareegtay Kevin De Bruyne una dhiibtay NO 17

Kooxda Manchester City ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay ciyaaryahankii hore Chelsea ee qadka dhexe Kevin De Bruyne kaas oo ay kala soo wareegeen kooxda Wolfsburg. City waxaa ugu baxday heshiiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

jose Mourinho oo rikoorka guulaha ugu fiicnaaday Alex Ferguson iyo Arsene...

Tababaraha Chelsea jose Mourinho ayaa shalay kulankiisii 200 aad Premier league u dabaaldagay laakiin guuldaro ayaa ku dhacday. Kooxda Crastal Place ayaa ka habaarsatay Chelsea oo waxaa ay ugu adkaatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester City oo gaartay Isbuucaan Rikoor 100 sano ay gaari weysay

Man City ayaa gaartay Rikoor weyn oo guulo ah isbuucaan kadib  markii ay badisay . Kooxda Sheik Mansour ee Man City ayaa 2-0 ugu adkaatay kooxda Watrord. Guushaas waxaa ay ka dhigneyd tii afaraad ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddiga Cusub Man City Kevin De Bruyne ayaa ka fiicnaaday Messi iyo Ronaldo

Kevin De Bruyne ayaa noqday caawa xiddig ka tirsan kooxda hogaamineysa Premier league ee Man City Goordhow Kooxda Manchester City ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay ciyaaryahankii hore Chelsea ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Min Kow ilaa 50 ,Swansea City oo garaaceysa Van Gaal iyo kooxdiisa Man...

Kooxda Manchester United ayey caawa soo gaartay guuldaradii ugu horeysay horyaalka Premier league. Swansea ayaa 2-1 iyadoo garoonkeeda joogta ugu adkaatay kooxda Van Gaal. Goolasha ciyaartan ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo inuu gool ka dhalin waayo Real Betis oo Micno weyn sameysay

Cristiano Ronaldo ayey Abaar ka heysataa labo kulan oo horyaalka ah inuu ka dhaliyo gool xili xagaagii hore uu dhaliyay goolasha ugu badan dhamaan horyaalada Qaarada Yurub. Real Madrid ayaa xalay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijooyinka: Roma Oo Juventus U Awood Sheegatey (Juventus Laba Kulan Bilaa...

Kooxaha Roma iyo sidoo kale Juventus ayaa waxaa ay wadda ciyaareen kulan aad u xasaasi ah kaa oo labada kooxoodba ay ku doonayeen in ay midba mideeda kale guul ka gaarto. Ciyaarta ayaa waxaa ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gary Neville Oo Ciladda Kooxda Manchester United Heysata Shaaciyey.

Gary Neville daafacii iyo kabtankii hore ee kooxda Manchester United ayaa dardaaran fiican siiyey kooxdiisa United-ka kadib guuldaradi galabtan soo gaartey. Manchester United ayaa maanta waxaa ay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo si cad ugu sheegay Eden Hazard inuu kursiga keydka u socdo

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ugu baaqay Eden Hazard inuu wax ka badalato qaab ciyaareedkiisa hooseeya xagaagan. Blues ayaa ku bilaawatay xili ciyaareedii ugu xumaa Premier league iyadoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gianluigi Buffon oo diirka ka dhigay Man City sidoo kalana amaanay Man United...

Goolhayaha kooxda Juventus Gianluigi Buffon ayaa daboolka ka qaaday Man City ilaa iyo hada inaan la dhihi Karin waa koox weyn ilaa ay ka qaadayaan koobka horyaalada Qaarada Yurub Uefa Champions league....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luke Shaw iyo Michael Carrick oo hogaaminaya Liiska Xulka England ee wajahaya...

Jonjo Shelvey  iyo Jack Butland ayaa kamid noqday Liiska Xulka tababaraha England uu uga yeeray kulamada Euro 2016 ee ay la ciyaarayaan xulalka San Marino iyo Switzerland. Xiddigii hore Liverpool Jonjo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inter Milan oo xaqiijisay saxiixa xiddiga Wolfsburg Ivan Perisic.

Kooxda Inter Milan ayaa ku dhawaaqday saxiixa xiddiga qadka dhexe Wolfsburg ee Ivan Perisic. 26 jirkan ayaa gaaray Italy si uu tijaabada Caafimaad u maro kadib waxaana ay Inter ay xaqiijisay in heshiis...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo qarka u saaran la soo wareegida Anthony Martial.

Manchester United ayaa inta uusan Suuqa kala iibsiga Xermin waxaa ay £36.3million kula soo wareegeysaa weeraryahanka kooxda Monaco Anthony Martial. Red Devils ayaa dhalisay kaliya seddex gool afarta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Paris Saint-Germain oo u soo deyrisay kooxda Chelsea ee Jose Mourinho

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa beenisay daafacooda reer Brazil Marquinhos inuu ku biirayo kooxda Chelsea. Madaxweynaha kooxda France Nasser Al Khelaifi ayaa cadeeyay Blues ineysan waqti isaga lumin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada Angel di Maria oo bandhig fiican ka sameeyay kulankiisii ugu...

Angel di Maria ayaa wacdaro ka dhigay kulankiisii ugu horeeyay horyaalka uu u saftay kooxda Paris Saint-Germain. Paris Saint-Germain ayaa 3-0 ugu adkaatay kooxda Monaco waxaana uu ahaa kulan adag....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bartilmaameedkii Arsenal Jackson Martinez oo akoonkiisa goolasha La Liga furtay

Atletico Madrid ayaa 3-0 waxaa ay ku garaacday kooxda Sevilla iyadoo laga soo calaamadeeyay ciyaartaas Jackson Martinez. Kooxda Diego Simeone ayaa ku soo adkaatay garoonka Ramon Sanchez Pizjuan  ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Isbuuca ugu fiicneyd horyaalka Premier league oo la soo saaray walee...

Kooxaha Chelsea,Liverpool iyo Man United ayaa ku qaday kooxda isbuuca Premier league kadib  guuldarooyin ku dhacay. Goal.com ayaa soosaartay Liiska 11-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa isbuucaan horyaalka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalinm Sir Alex Ferguson Oo Laga Yaabo In Taageerayaasha Manchester United...

Tony Pulis  macalinka kooxda West Brom ayaa waxaa uu sheegey in macalinkii hore ee Manchester United Sir Alex Ferguson uu qeyb weyn ka qaatey in Daafaca Jonny Evans ay ka soo qaadaataan kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United Oo Shaacisey Weeraryahanka Ay Dooneyso In Maanta Ay La Soo...

Manchester United ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u sii dhawaaneyso soo qaadashadda weeraryahanka kooxda QPR ninka lagu magacaabo Charlie Austin ka hor inta aanu suuqa kala iibsiga xirmin. Saxiixa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid Oo Ku Dhow Soo Qaadashadda Daafac Ka Tirsan Liverpool.

Kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay ku si dhowdahay soo qaadashadda daafac ka tirsan kooxda Real Madrid kaa oo lagu magacaabo Alberto Moreno. SIda lagu daabacay majalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dortmund Oo Wadda hadalo Kula Jirta Manchester United (Xiddig Muhiim...

kooxda reer Germany ee Dortmund ayaa dooneysa in ay amaah ku soo qaadato garab weerarka kooxda Manchester United Adnan Januzaj. Xiddiga reer Belgium ayaa waxaa uu xili ciyaareedkan kooxdisa u saftey 4...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg-deg: Weeraryahan Martial Oo Manchester U Soo Duuley Si Uu U Dhameystiro...

xiriirka kubadda cagta dalka France ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in da’ yerka kooxda As Monaco weerarka uga ciyaara ee lagu magacaabo Anthony Martial in uu u duuley Magaladda manchester Si uu u...

View Article