Wararkii ugu dambeeyay Real Madrid iyo Raheem Sterling
Real Madrid ayaa hoos u dhigtay rabitaanka xiddiga Liverpool Raheem ee Sterling xagaagan. Da’yarkan ayaan la rajeyneynin inuu heshiis cusub saxiixo waxaana uu rabaa inuu baxo xili 2016 uu dhacayo...
View ArticleXiddigii hore Chelsea Michael Essien oo ku biiray kooxda Panathinaikos
Michael Essien ayaa u si rasmi ugu biiray kooxda Panathinaikos waxaana uu la galay heshiis labo sano ah. Ciyaaryahankii hore qadka dhexe Chelsea ayaa si bilaash ah ugu ciyaarayay AC Milan waxaana uu...
View ArticleXiriirka kala iibsiga Man United iyo Real Madrid oo xumaaday
Real Madrid ayaa iska soo diiday dalab €150milyan Man United ay ku dooneysay xiddigaheeda Gareth Bale iyo Raphael Varane. United ayaa Bale siweyn u dooneysa maadaama uu xili ciyaareedkii dhamaaday...
View ArticleAli Bin Al Hussein oo markale u istaagay doorashada madaxweyne ee FIFA
Ali Bin Al Hussein ayaa xaqiijiyay inuu yahay markale musharax u taagan doorashada Madaxweyne ee Fifa taas oo dhawaan qabsoomi doonta. Ninka reer Jordan ayaa ahaa shaqsiga kaliya ee la tartamay Sepp...
View ArticleRafael Benitez oo si rasmi u noqday tababaraha cusub ee Real Madrid
Real Madrid ayaa xaqiijisay maanta in tababaraheeda cusub uu yahay Rafael Benitez waxaana ay ku badalanayaan booskii Carlo Ancelotti oo ay xilka ka qaadeen. 55 jirkan ayaa ka soo tagay toddobaadkan...
View ArticleRafael Marquez oo tilmaamay meelaha ay ku kala badin karaan Barcelona iyo...
Xiddigii hore Barcelona Rafael Marquez ayaa qaba Lionel Messi iyo Paul Pogba Iney yihiin labada xiddig ee go’aamin kara finalka Champions league. Waxaa uu qabaa hadba xiddigii habeenkaas kacsan inuu...
View ArticleJose Mourinho oo maanta iska diiday in Chelsea uu ku soo biiro weeraryahan...
Tababaraha kooxda Chelsea ayaa maanta si rasmi u shaaciyay kooxdiisa ineysan xagaaga dambe soo wadan ciyaaryahanka Atletico Madrid ee gool dhaliyaga Antonio ‘Griezmann. Maalmihii u dambeeyay waxaa...
View ArticleNeymar”Is jir goolhaye Buffon,waan kaa guuleysanayaa Sabtida
Gool dhaliyaha Barcelona Neymar ayaa u goodiyay goolhayaha kooxda Juventus ee Buffon oo ay ku kulmayaan Finalka Champions league. Semi finalkii ayuu Seddex gool ka dhaliyay goolhayaha Bayern Munich...
View ArticlePetr Cech oo ugu dambeyn Chelsea u sheegaya inuu rabo Arsenal
Goolhayaha kooxda Chelsea Petr Cech ayaa la soo warinayaa in kooxdiisa uu u sheegi rabo inuu rabo ku biirista kooxda Arsenal sanadkan. 33 jirkan ayaa lumiyay booskiisa koowaad ee goolhaye kadib markii...
View ArticlePaul Pogba oo la ogaaday inuu sugayo ku biirista kooxda Barcelona
Xiddiga Juventus Paul Pogba ayaa ka doorbiday Man City kooxda Barcelona. 22 jirkan ayaa lala xiriirinayaa kooxo badan oo Yurub ah tan iyo markii uu ku soo biiray Turin. Jimcihii waxaa soo baxday Man...
View ArticleSawirada Real Madrid oo soo bandhigtay Rafa Benitez xili uu ooyin jabsaday
Rafa Benitez ayaa ilmeeyay maanta markii ay soo bandhigtay Real Madrid oo tababaraheeda cusub uu noqonayo. Ninkan ku dhashay caasimada Madrid ayaa jeediyay maanta qudbadii ugu gaabneyd ee uu...
View ArticleRa”iisul wasaare,heesaa ,ciyaaryahano,Maxaad kala socotaa dadka caanka ee...
6-da bishan June oo ay ku beegantahay maalinta Sabtida waxaa dalka Germany Finalka Champions league ku ciyaaraya kooxaha Juventus iyo Barcelona oo ay tahay markii ugu horeysay oo Finalkan ay ku...
View ArticleKooxaha Real Madrid iyo Tottenham oo isaga hor imaanaya koobka Audi Cup
Kooxda Tottenham ayaa kaga hor imaaneysa koobka Audi Cup Real Madrid kahor inta aysan la ciyaarin midkood Bayern Munich ama AC Milan. Sanad kasta waxaa tartankan afar geeslaha qabata Bayern Munich...
View ArticleXiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ogoontoobey. Nabee Faarax Sendiko Gar...
Soomaalida waxay Tiraahdaa “Qof aad Barashadiisa Rabtid Jid la mar, Jabad la Xaaro ama Jadiin la cun, Raga maanta hor boodaya Kubadda Cagta Soomaaliya, waxaan ugu hiiliyey Qalinkeyga, mark aan sidaa...
View ArticleCeebta FIFA iyo musuqmaasuqa ragaadiyey oo cirka isku shareertay WARBIXIN...
Sepp Blatter ayaa iska casilay madaxweynaha hay’ada aduunka ugu weyn dhinaca ciyaaraha kubada cagta ee marka magaceeda la soo gaabiyo la yidhaahdo FIFA ceeb iyo edeyn la soo gudboonaatey awgeed oo...
View ArticleHaweeney lasocon jirtay Ciyaariyaan Caan ka ah dunida oo Wax kasheegtay...
Gabadhihii hore ee nolosha la wadaagi jirtay Cristiano Ronaldo waqtigii uu ka tirsanaa Man United, Olly Foster ayaa Daily Mail u sheegtay in ay hada heshay lamaane nolosheeda bdelay. Haweeneydan 29...
View ArticleAndrea Pirlo oo ogolaaday inuu ku biiro kooxda New York City FC.
Xiddiga qadka dhexe Juventus Andrea Pirlo ayaa aqbalay inuu ku biiro kooxda New York City FC. 36 jirkan ma dhacayo heshiiskiisa Juve ilaa xagaaga dambe laakiin waxaa lala xiriirinayaa kadib finalka...
View ArticleJuan Cuadrado oo mustaqbalkiisa kala hadlaya kooxda Chelsea
Juan Cuadrado ayaa raba inuu mustaqalkiisa kala xaajoodo kooxda Chelsea. 27 jirkan ayaa Blues ugu soo biiray £23.3milyan kooxda Fiorentina kaliyana afar kulan ayuu ku soo bilowday safka hore...
View ArticleRadamel Falcao iyo wararkii ugu dambeeyay ku biirista Chelsea
Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga Chelsea ayaa sheegaya in Blues ay ku dhowdahay saxiixa Radamel Falcao. Jorge Mendes oo ah wakiilka ciyaaryahanka ayaa si rasmi wadahadalo ulaleh kooxda...
View ArticleSergio Busquets”Uma maleeyo Pep Guardiola inuu Barcelona ku soo laabanayo
Sergio Busquets ayaa aaminsan Pep Guardiola inuusan waligii mardambe tababare u noqon doonin kooxda Barcelona. Guardiola ayaa labo horyaal kula guuleystay kooxda Bayern Munich tan iyo markii uu 2012...
View Article