Xiddiga Chelsea Mohamed Salah ayaa gaaray Villa Stuart si uu u dhameystiro tijaabada caafimaad ee kooxda Roma.
Roma ayaa heshiika Salah ku garaacday kooxaha Inter Milan iyo Fiorentina.
23 jirkan ayaa haatan maraya marxaladii ugu dambeysay ee tijaabada caafimaad.
Ciyaaryahanka Masar waxaa soo dhaweeyay 200 oo taageerayaal ah oo Rima markii uu ka soo dagay shalay Fiumicino airport.