Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Didier Drogba oo Sheegay Chelsea iney ku dhiiragelisay ku biirista Montreal Impact.

$
0
0

chelsea-didier-drogba

Didier Drogba  ayaa daboolka ka qaaday Xiddigaha Chelsea iyo shaqaalaheeda iney ku dhiira geliyeen inuu ku biiro kooxda MLS-ka dhisan ee Montreal Impact.

Isniintii ayuu Drogba ku biiray kooxda waqooyiga America markii ay Chelsea fasaxday.

37 jirkan ayey Canada ku soo dhaweeyeen taageerayaal badan.

Kabtankii hore Italy Alessandro Nesta oo kooxdan u soo ciyaaray ayuu u sjeegay inuu talo ku lahaa ku soo biiristiisa.

Drogba ayaa horay ugu soo ciyaaray horyaalada France, England, China iyo Turkey.

Toddobaadka dambe ayuu kulankiisii ugu horeeyay waxaa uu kaga hor imaanayaa kooxda New York Red Bulls.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles