Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Xiddigaha Shiikh Mansour ee Man City oo tababar digniin u ah Chelsea sameeyay

$
0
0

article-3179962-2AF693E600000578-626_636x382

Manchester City  ayaa isku diyaarineysa kulankeeda ugu dambeeya ee saaxibtinimo oo ay la ciyarayaan Sabtida Stuttgart.

Tababarkii maanta oo Khamiis ay ku sameeyeen xeradooda tababarka cajiibka ah waxaa ka qeybgalay xiddigo ay kamid yihiin Sergio Aguero, David Silva iyo Raheem Sterling.

Manuel Pellegrini ayaa sanadkan kasoo horjeeda in Chelsea ay ku noqsato horyaalka Premier league xagaagan.

Man City ayaa ah mid kamid kooxaha loo saadaalinayo horyaalka xagaagan .

Aguero, who has suffered serious knee injuries in the past, uses the special equipment
Manuel Pellegrini (right) looks on as he takes the training session

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles