Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka gabdhaha Mareykanka oo ku guuleystay koobka Adduunka sanadka 2015+sawiro

Xulka kubada cagta gabdhaha ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleystay koobka Adduunka ee ka socda dalka Canada sanadkan. Japan oo dar dar ku socotay ayey Finalka ugu adkaadeen 5-2 waxaana seddex gool...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David de Gea oo iska diiday inuu heshiis cusub la galo Manchester United

Inkastoo uu xaqiijiyay David de Gea inuu dib ugu laabanayo tababarka kooxda Manchester United hadana ma ogola inuu waqti badan la sii joogo kooxdan. David de Gea ayaa la soo warinayaa haatan inuu iska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Christian Benteke oo la rajeynayo inuu noqdo xiddigii 7 aad oo ku biira...

Liverpool ayaa u muuqata iney ku dhawaaneyso la  wareegida Christian Benteke oo £32.5milyan ku fadhiya. Brendan Rodgers ayaa wali raadinaya badalka Luis Suarez oo ay buuxin waayeen xiddigaha uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NANI oo ka tagay Man United laguna soo dhaweeyay Dalka Turkiga+sawiro

Xiddigii hore Manchester United NANI ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga kadib markii £3.5milyan uu ugu wareegay kooxda Fenerbahce. Xiddiga reer Portugal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxdee ayuu Alex Song ku biirayaa Toddobaadkan Man United ama West Ham

West Ham United ayaa dooneysa in toddobaadkan ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga Barcelona Alex Song. Sanadkii 2012 Song ayaa ka tagay Arsenal waxaana uu £16milyan ugu wareegay Barcelona. 27 jirkan waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juan Roman Riquelme”Shalaaytideyda waa inaan Man United ku biirin

Halyeyga xulka Argentina Juan Roman Riquelme ayaa daboolka ka qaaday in shalaaytadiisa ugu weyn ay tahay inuu iska diido ku biirista Manchester United. Sir Alex Ferguson ayuu bartilmaameed u noqday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo jibiyay sharci kubadeedka Coppa America ee jiray tan iyo...

Markii ugu horeysay Taariiqda Coppa America tan iyo 1987-dii waxaan sanadkan la bixin Abaalmarinta xiddiga ugu fiicnaa tartankaas kadib markii Lionel Messi uu iska diiday inuu qaato. Xiriirka kubada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Robin van Persie oo la xaqiijiyay inuu xili ciyaareedkan hogaaminayo weerarka...

Wakiilka Robin van Persie ayaa beeniyay wararka sheegaya kabtanka Holland inuu qarka u saaran yahay ka tagista Manchester United. Afarsano oo heshiis ayaa la sheegay inuu la  gaaray xiddiga kooxsa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Xiddig La Liga ka ciyaara oo ka soo muuqday kooxda ugu fiicneyd Coppa...

Afar ciyaaryahan oo ka ciyaara horyaalka La Liga ayaa ka soo muuqday 11-ka xiddig ee loo xushay iney ugu fiicnaayeen sanadkan tartanka Coppa America. Chile ayaa rigoorayaal ugu qaaday tartanka xulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar Kamid dadka reer Argentina oo dalbanaya in Messi laga qaado kabtanimada

Wargeys ka soo baxa dalka Argentina ayaa weerar ku qaaday Lionel Messi oo aan ka dhex muuqan finalkii Coppa America. Sida ay ka soo xigatay Mundo Deportivo  wargeys fadhigiisa uu yahay Argentina...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Josep Maria Bartomeu” Luis Enrique waa u qalmaa in loo soo iibiyo Arda Turan

Madaxweynahii hore Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay Luis Enrique inuu u qalmo in lagu abaalmariyo Arda Turan kadib wixii uu u qabtay Barcelona xagaagii hore. Luis Enrique ayaa doonaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan oo dalab labaad u direysa xiddiga Roma Alessio Romagnoli

AC Milan ayaa dalab cusub u direysa AS Roma si ay ula soo wareegaan daafacooda Alessio Romagnoli. Agaasimaha Roma Walter Sabatini ayaa sheegay shalay inuusan iib aheyn Romagnoli laakiin Milan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Inter iyo Man City oo ka heshiinaya 24-ka saac ee soo socda Stevan...

Madaxweynaha Inter Milan Erick Thohir ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay England waxaana kooxda Man City uu kala xaajoonayaa saxiixa Stevan Jovetic. 25 jirkan ayaa liiska ugu jira Inter Milan taas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miroslav Klose oo tilmaamay xiddiga jibin doona rikoorkiisa goolasha koobka...

Xiddiga ugu goolasha badan taariiqda koobka Adduunka ee Miroslav Klose ayaa rajaynaya xiddiga ay isku dalka yihiin ee Thomas Muller inuu jibin doono rikoorkiisa. Miroslav Klose ayaa dhaliyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roberto Firmino oo dhameystiray Tijaabada Caafimaad ee Liverpool

Roberto Firmino ayaa ku guuleystay inuu ka gudbo tijaabada caafimaad ee Liverpool kadib markii bishii hore uu £29million uga soo wareegay kooxda Hoffenheim ee wadanka Germany. Dhaqtarka Liverpool Andy...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo ku dhawaaqday heshiis ay la gaartay Arda Turam…

Inkastoo kooxda Barcelona ay dulsaaran tahay ganaax aysan ciyaartooy kusoo iibsan karin ayay misana £29million kusoo iibsatay ciyaaryahanka reer Turkey iyo kooxda Atletico Madrid Arda Turan. Heshiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaw Juventus! Andrea Pirlo oo ku biiray kooxda Frank Lampar ee New York City...

Macasalaama, nabadeey Juventus sidaasi waxaa ku dhawaaqay laacibka qadka dhexe ee Andrea Pirlo kaasoo si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Mareykan ee New York City, waxaana kooxda kusoo dhaweeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo wacad ku martay in De Gea iyo Ramos ay wadajir Real...

Kooxda Manchester United ayaa ciyaaraysa kubad aad u adag taasoo ay isku hor fadhiyaan kooxda Real Madrid oo lafteeda difaac adag ku jirta doonaysana waxayga anaa leh waxaagana kulla lihi. Manchester...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arda Turan oo macsalaameeyay Atletico Madrid kadib markii Barcelona uu...

Arda Turan ayaa sheegay in marwaliba qalbigiisa ay ku ooli doonto Atletico Madrid marka uu ku biiro Barcelona . Barcelona ayaa 28 jirkan ku dhawaaqday in heshiis ay la gaartay maalintii shalay ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pedro oo ku celiyay inuu la tartamayo Luis Suarez, Lionel Messi iyo Neymar.

Xiddiga Barcelona Pedro ayaa wacad ku maray inuu u dagaali doono booskiisa koowaad ee kooxda xili ay doonayeen kooxaha England. Pedro ayaa meesha ka saaray inuu sanadkan ka tagayo Barcelona taas oo...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live