Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Juan Roman Riquelme”Shalaaytideyda waa inaan Man United ku biirin

$
0
0

Juan-Roman-Riquelme

Halyeyga xulka Argentina Juan Roman Riquelme ayaa daboolka ka qaaday in shalaaytadiisa ugu weyn ay tahay inuu iska diido ku biirista Manchester United.

Sir Alex Ferguson ayuu bartilmaameed u noqday kadib bandhigiisii Champions league laakiin waxaa uu doortay inuu la sii joogo kooxda Spain ee Villarreal.

“shalaytida aan ka qabo xirfadeyda kaliya waa go;aankii aan qaatay mar aan joogay hotel England ku yaala kahor kulanka Semi finalka Arsenal,United ayaa ii timid si ay iibsato laakiin Maya ayaan dhahay.

“waxaan la joogay Villarreal,maxaa yeelay waan ku faraxsanaa saaxibadeyda ayuu yiri xiddigan isagoo la hadlayay Mundo Deportivo.

17 gool ayuu Juan Roman Riquelme u dhaliyay dalkiisa Argentina 51 kulan uu u saftay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles