Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Kooxdee ayuu Alex Song ku biirayaa Toddobaadkan Man United ama West Ham

$
0
0

alex-song-west-ham

West Ham United ayaa dooneysa in toddobaadkan ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga Barcelona Alex Song.

Sanadkii 2012 Song ayaa ka tagay Arsenal waxaana uu £16milyan ugu wareegay Barcelona.

27 jirkan waxaa ku tartamaya saxiixiisa haatan kooxaha Man United iyo West Ham waxaana lagu iibsan karaa £7milyan.

The Mirror ayaa sheegeysa West Ham iney ku cad cadahay saxiixa Song Toddobaadkan iney dhameyso.

Alex Song ayaa amaah ugu ciyaarayay xagaagii hore West Ham taas oo ku qanacday bandhigiisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles