Afar ciyaaryahan oo ka ciyaara horyaalka La Liga ayaa ka soo muuqday 11-ka xiddig ee loo xushay iney ugu fiicnaayeen sanadkan tartanka Coppa America.
Chile ayaa rigoorayaal ugu qaaday tartanka xulka Argentina.
Tababaraha ugu fiicnaa tartanka ayaa loo magacaabay macalinka Chile Jorge Sampao.
2015 kooxda ugu fiicneyd Coppa America waa sidan.
Bravo; Otamendi, Medel, Murillo; Vidal, Mascherano, Marcelo Díaz, Christián Cueva; Vargas, Guerrero and Messi.