Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Qaar Kamid dadka reer Argentina oo dalbanaya in Messi laga qaado kabtanimada

$
0
0

1614442_heroa

Wargeys ka soo baxa dalka Argentina ayaa weerar ku qaaday Lionel Messi oo aan ka dhex muuqan finalkii Coppa America.

Sida ay ka soo xigatay Mundo Deportivo  wargeys fadhigiisa uu yahay Argentina laguna magacaabo Olee dalka Argentina siweyn ayaa looga kacsan yahay Messi.

Wargeyska ayaa dalbaday Messi in laga qaado kabtanimada dalka Argentina waxaana ay sheegeen Messi inuusan ugu ciyaarin dalkiisa sida uu Barcelona ugu ciyaaro.

Labo Final xiriir ah ayuu Messi waxba u qaban waayay dalkiisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles