Madaxweynahii hore Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay Luis Enrique inuu u qalmo in lagu abaalmariyo Arda Turan kadib wixii uu u qabtay Barcelona xagaagii hore.
Luis Enrique ayaa doonaya xagaaga soo socda in loo soo iibiyo Arda Turan oo ka tirsan kooxda Atletico Madrid.
Bartomeu ayaa madaxweynanimada Barcelona waxaa uu kula tartamayaa Joan Laporta, Toni Freixa, Agusti Benedito iyo Joan Batist.
18-ka bishan ayaa lagu wadaa iney dhacdo doorashada.
Josep Maria Bartomeu ayaa hoosta ka xariiqay inuusan dhib ku qabin hadii la doorto in Arda Turan uu u soo iibiyo tababaraha