Halkee ayuu James Milner ugu ciyaari doonaa xagaagan Liverpool
Xiddiga cusub Liverpool James Milner ayaa sheegay tababarihiisa Brendan Rodgers inuu la doonayo isaga xagaagan ka ciyaarista booska qadka dhexe,sidaas waxaa uu u sheegay websetka Liverpool. Milner...
View ArticleMan United oo heli karta sanadkan Thomas Muller ,Arjen Robben iyo Bastian...
Bayern Munich ayaa u jabeysa markan kooxda Manchester United oo ay ka doonayaan xiddiga Argentina ee Angel di Maria. Si ay Munich u keento wiilkan garoonka Allianz Arena waxaa ay badalkiisa ku...
View ArticleMan City oo rajeyneysa toddobaadkan in £50milyan ay kula soo wareegto Kevin...
Manchester City ayaa isku diyaarineysa in £50milyan ay kula soo saxiixato Kevin de Bruyne oo u ciyaara kooxda Germany ee Wolfsbur maadaama PSG ay ku soo biirtay tartankiisa. City ayuu bartilmaameed u...
View ArticleMemphis Depay oo tababarkii ugu horeeyay la sameeyay Manchester United+sawiro
Memphis Depay ayaa tababarkii ugu horeeyay la bilaaway kooxdiisa cusub ee Manchester United . Xiddigii hore PSV Eindhoven ayaa £25million waxaa uu ugu mid noqday Wiilasha Van Gaal. United ayaa...
View ArticleArsenal oo heshiis gaaban kala saxiixatay kabtan Mikel Arteta.
Arsenal ayaa ka saxiixday heshiis cusub xiddigeeda reer Spain ee Mikel Arteta. Gunners ayaa la gashay kabtankooda heshiis cusub oo halsano ah sida ay sheegeyso Mirror. In halsano heshiis laga saxiixo...
View ArticleTOP:Manchester United oo heshiis hordhac ah la sii gaartay Sergio Ramos
Wararkii ugu dambeeyay ee la helayo maanta ayaa sheegaya Manchester United in heshiis hordhac ah ay la gaartay daafaca Real Madrid Sergio Ramos. 29 jirkan ayaa laga shaki qabaa inuusan xagaaga dambe u...
View ArticleMauro Icardi “Inter Milan waa inaan guulaha iyo Koobka Yurub ku soo celinaa
Mauro Icardi ayaa sheegay in go’aankooda uu yahay in xagaaga soo socda Inter Milan iney kusoo celiyaan tartanka Champions league. Nerazzurri ayaa ku guuldareysatay sanadkii hore iney u soo baxdo...
View ArticleJosep Bartomeu oo xaqiijiyay Barcelona ineysan la soo wareegeynin sanadkan...
Barcelona ayaan soo iibsan doonin sanadkan Paul Pogba sidaas waxaa xaqiijiyay musharaxa madaxweyne ee Barcelona Josep Bartomeu. 22 jirka reer France waxaa ku tartamaya soo iibintiisa musharaxiinta...
View ArticleXiliga la baasayo horyaalka La Liga xili ciyaareedka soo socda oo la shaaciyay
Bisha August waxaa baasmaya horyaalo badan oo uu kamid yahay horyaalka Premier league. Ilo lagu kalsoon yahay oo laga helayo xiriirka kubada cagta Spain ayaa sheegaya horyaalka Spain ee La Liga in...
View ArticleReal Madrid oo Robin Van Persie oo u isticmaaleysa xagaagan badalka NO 9 ee...
War ay maanta qortay ESPN ayaa sheegaya tababaraha Real Madrid Rafa Benítez uu doonayo inuu kala soo wareego Manchester United Robin Van Persie. van Persie ayaa galaya booska uu ka tagay Chicharito oo...
View ArticleRASMI:Adil Rami oo ka tagay AC Milan kuna biiray Sevilla
Kooxda Sevilla ayaa dhameystirtay la wareegida daafaca kooxda AC Milan Adil Rami waxaa uu ka gudbay maanta tjijaabada caafimaad. 29 jirkan ayaan la shaacin lacagaha uu ugu wareegay kooxda heysata...
View ArticleMohamed Salah oo tababar la bilaawaya toddobaadkan Chelsea
Mohamed Salah ayaa toddobaadkan dib ugu laabanaya kooxdiisa Chelsea waxaana uu la qaadanayaa tababarka diyaar garowga xili ciyaareedka sidaas waxaa sheegay wakiilkiisa. Salah ayaa diiday inuu markale...
View ArticleChelsea oo go’aan ku gaartay iney soo iibsato Mario Gotze
Chelsea ayaa dooneysa iney ku guuleysato tartanka loogu jiro xiddiga Bayern Munich Mario Gotze oo sidoo kale ay xiiseynayaan Arsenal iyo Man United. Wakiilka Gotze ayaa toddobaadkan furka tuurtay...
View ArticleRASMI:Juventus oo ku dhawaaqday saxiixa gool dhaliye Simone Zaza
Kooxda Juventus ayaa ku dhawaaqday saxiixa Simone Zaza oo a €18 milliion ay ugula soo wareegeen kooxda Sassuolo. Juventus ayaa horay ula laheyd milkiyada xiddigan laakiin waxaa ay 24 jirkan iibiyeen...
View ArticleArsenal oo sameysay tababarkeedii ugu horeeyay xagaaga+sawiro
Xiddigaha Arsenal ayaa tababarka dib ugu soo laabtay waxaana ay isku diyaarinayaan xili ciyaareedka cusub. Raga tagay xerada tababarka ee London Colney waxaa ay kala yihiin Jack Wilshere, Alex...
View ArticleFrank Lampard oo soo dhaweeyay in isaga Pirlo iyo David Villa ay isku koox...
Xiddigii hore kooxaha Chelsea iyo Man City Frank Lampard ayaa sheegay inuu nasiib badan leeyahay maadaama isaga iyo Andrea Pirlo ay u wada ciyaarayaan hal koox oo ah York City FC team. Axada soo aadan...
View ArticleDani Carvajal”Waa go’aan wanaagsan Iker Casillas hadii Porto uu ku biiro
Dani Carvajal ayaa sheegay Iker Casillas inuu qaatay go’aan sax ah hadii uu ku biiro kooxda FC Porto. 15 sano uu kamid ah kooxda koowaad ee Real Madrid ayaa waxaa booskiisa loo raadinayaa haatan...
View ArticleLucas Silva oo xaqiijiyay inuu ka tagayo Real Madrid sanadkan
Xiddiga qadka dhexe Real Madrid Lucas Silva ayaa shaaca ka qaaday inuu amaah uga tagi doono xagaaga soo socda. Ciyaaryahanka Brazil ayaa kaliya sagaal kulan u saftay Real Madrid tartamada oo dhan tan...
View ArticleTOP:Raheem Sterling oo diiday inuu la safro Liverpool xili Man City 50 Milyan...
Liverpool ayey tahay markan wixii ka dambeeya iney iska aqbasho Raheem Sterling inuu ku biiro kooxaha raadinaya kadib markii isbuucaan uu xujo kale la yimid. Raheem Sterling ayaa diiday markan inuu...
View ArticleReal Madrid oo Chelsea ka soo diiday dalab ay ku rabtay Isco
Real Madrid ayaa la soo warinayaa in heshiis £20milyan oo ay Chelsea kaga dooneysay xiddigeeda qadka dhexe Isco iney soo diiday. Sida ay qortay The Mirror kooxda Spain ayaa ka soo horjeesatay...
View Article