Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Real Madrid oo Robin Van Persie oo u isticmaaleysa xagaagan badalka NO 9 ee Cristiano Ronaldo

$
0
0

images

War ay maanta qortay ESPN ayaa sheegaya tababaraha Real Madrid Rafa Benítez uu doonayo inuu kala soo wareego Manchester United Robin Van Persie.

van Persie ayaa galaya booska uu ka tagay Chicharito oo ay  u dhamaatay heshiiskii amaahda ahaa uu ugu ciyaarayay Real Madrid.

Sababta ugu weyn uu tababaraha Van Persie u doontay ayaa ah hadii Cristiano Ronaldo uu diido inuu ka ciyaaro booska cusub ee NO 9 waxaa uu booskaas u rabaa midkood Benzema iyo Van Persie inuu isugu badalo.

Rafa Benítez ayaa arka Ronaldo iney da’diidisa sii kordheyso sidaa daraadeed uma fiicna booska garabka ee haatan uu ka ciyaaro oo uga baahan shaqo badan sidaa daradeed NO 9 ayuu rabaa inuu ka ciyaarsiiyo balse Ronaldo waxba maka dhihin arinkaas.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles