Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Frank Lampard oo soo dhaweeyay in isaga Pirlo iyo David Villa ay isku koox noqdaan

$
0
0

andrea-pirlo-frank-lampard-yankee-stadium-mls-06282015_s8huvb1cnfat1hyahuic3u4yo

Xiddigii hore kooxaha Chelsea iyo Man City Frank Lampard ayaa sheegay inuu nasiib badan leeyahay maadaama isaga iyo Andrea Pirlo ay u wada ciyaarayaan hal koox oo ah York City FC team.

Axada soo aadan ayuu xiddigan u ciyaarayaa kulankiisa ugu horeeya markaas oo ay wajahayaan kooxda Toronto FC.

Lampard ayaa sidoo kale sugi la’ah inuu ka garab ciyaaro xiddigii hore Barcelona David Villa.

“waxaan ahay qof nasiib badan maadaama aan isku koox ka wada ciyaareyno David,Pirlo iyo aniga ayuu yiri Lampard.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles