Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Kooxaha Inter iyo Man City oo ka heshiinaya 24-ka saac ee soo socda Stevan Jovetic.

$
0
0

jovetic-mancity490epa_3

Madaxweynaha Inter Milan Erick Thohir ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay England waxaana kooxda Man City uu kala xaajoonayaa saxiixa Stevan Jovetic.

25 jirkan ayaa liiska ugu jira Inter Milan taas oo marka hore ku dooneyso Amaah kadib hadii uu anfacana €20milyan ay ogashahay.

Calciomercato ayaa sheegeysa wali madaxweynaha Inter inuu London ku sugan yahay waxaana maqribka caawa uu la fariisanayaa Direcorada Man City.

Hadii uu Thohir  uu dib ugu soo laabto Milan taas waxaa ay ka dhigan tahay in la dhameeyay heshiiska ciyaaryahanka Montenegro.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles