Walee Waa La Isku Arkey: Manchester City Oo Dagaalka Lagu Doonayo Saxiixa...
Kooxda reer England ee Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo biirtey xiisaha lagu doonayo saxiixa weeraryahanka kooxda Barcelona Pedro. Manchester United ayaa aheyd kooxda keliya ee...
View ArticleArgentina, Argentina Kale Ku Bedel Ahaa: Valencia Oo Garay U Aragta Bedelka...
kooxda reer Spain ee Valencia ayaa lagu soo waramayaa in ay indhaha la raaceyso daafaca kooxda Zenit St Petersburg ninka lagu magacaabo Ezequiel Garay kaa oo ay sida la sheegey u arkaan in uu yahay...
View ArticleCarvalho Oo ka hor kulankooda caawa Valencia digniin hawadda u mariyey.
Daafaca kooxda AS Monaco ninka lagu magacaabo Ricardo Carvalho ayaa waxaa u sheegey in si kastaba ay ka adkaan doonan kooxda Valencia kulankooda isreeb reebka Champions League-ga marka ay caawa...
View ArticleGerard Pique Oo La Ganaaxey Kulamo Gaaraya 4 Kulan Kadib Kaarkiisi Casaa Ee...
Gerrard Pique daafaca kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa waxaa lagu soo waramayaa in la ganaaxey 4 kulan kadib markii uu kulankii todobaadkan ay la ciyaareen kooxda Bilbao uu qaatey kaarka cas. Pique...
View ArticlePedro Oo Horyaalka Ingriiska Ku Soo Wajahan Balse Aan Ku Biireyn Kooxda...
Kooxda reer England ee Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in ay ka noqotey qorshaheedii ku aadanaa saxiixa wiilkii ay mudada daba joogtey ee Pedro. Waxaan ilaa iyo iminka la ogeyn sababta dhabta...
View ArticleReal Madrid oo soo bandhigtay Mateo Kovacic iyo waxyaabihii uu ka hadlay+sawiro
Real Madrid ayaa maanta soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Mateo Kovacic kaas oo kaga soo biiray Inter Milan. 21 jirkan ayaa Real Madrid ugu soo wareegay lacag dhan €35 million waxaana maanta lagu soo...
View ArticleEzequiel Lavezzi oo aan ku biiri doonin xagaagan Inter Milan
Wakiilka xiddiga Paris Saint-Germain Ezequiel Lavezzi ninka lagu magacaabo Alejandro Mazzoni ayaa beeniyay inter Milan iney soo dalbatay xiddiga. Ciyaaryahanka Argentinayaa 8 gool uga dhaliyay PSG...
View ArticleBastian Schweinsteiger oo 45 daqiiqo ugu fiicnaaday Rooney iyo xiddigaha Club...
Bastian Schweinsteiger ayaa muujinaya inuu u qalmo safka koowaad ee kooxda Manchester United wallow badal uu ku keeno ciyaar waliba tababare Van Gaal. 45 daqiiqo oo kaliya xiddigan uu ka ciyaaray...
View ArticleShaxda Chelsea ay ku ciyaari doonta oo laga argagaxayo marka Pedro lagu daray
Saacadihii u dambeeyay maanta waxaa soo baxayay Chelsea iney ku sii dhawaaneyso la wareegida xiddiga bartilmaameedka u ahaa Man United ee Pedro. Warar ayaa sheegaya Pedro inuu haatanba ku sugan yahay...
View ArticleMan United oo qiratay guuldarada Pedro badalkiisana doonatay saaxibka...
Manchester United ayaa si lama filaan ugu dhaqaaqday la soo wareegida weeraryahanka madow ee kooxda Southampton Sadio Mane. Sababta ay u doonatay xiddiga ayaa ka dambeysay kadib markii saacadihii la...
View ArticleGabar India u dhalatay oo taariiq ka sameysay horyaalka England
Aditi Chauhan waxaa ay sameysay rikoor aan horay ugu jirin kubada cagta England taariiqda. Tani waa goolhayaha cusub kooxda West Ham ee dalka Ingriiska waxaana ay u dhalatay wadanka India. Iney ku...
View ArticleBranislav Ivanovic oo qarka u saaran inuu ka tago Chelsea oo aan la...
Kooxda Chelsea ayaan wali u soo bandhigin daafaceed adag ee Branislav Ivanovic kaas oo ay doonayaan kooxo ka dhisan horyaalka Premier league. 31 jirkan ayuu cadaadis saaran yahay haatan kadib markii uu...
View ArticleWayne Rooney oo wacad ku maray inuu soo afjarayo Abaarta Goolasha
Weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney ayaa wacad ku maray inuu ka soo kaban doono abaarta goolasha ka heysata xili ciyaareedka cusub 2015-16. 30 jirkan ayaa ku guuldareystay inuu gool dhaliyo...
View ArticleTOP:Chelsea oo sababta Pedro u iibineysa madaalaheeda Willian
Chelsea ayaa u muuqata mid inta isdhisa leedahay iney sii bur burto kadib marka aad aragto warkan. Wararka saakay soo baxaya ayaa sheegaya Chelsea iney dooneyso iney Willian ka iibiso kooxaha Bayern...
View ArticleDaniel Sturridge oo xaqiijiyay inuu dib ugu soo laabanayo Liverpool
Weeraryahanka Liverpool Daniel Sturridge ayaa xaqiijiyay inuu ku dhowyahay inuu dib ugu soo laabto Merseysid kadib bilooyin badan oo lagu daweynayay dalka Mareykanka. Ciyaaryahanka ayaa Boston la...
View ArticleGoolhaye Marc-Andre ter Stegen oo xaqdaro ku tilmaamay ganaaxa Gerard Pique
Goolhayaha Barcelona Marc-Andre ter Stegen ayaa sgeegay inuusan xaq aheyn ganaaxa afarta kulan ee lagu riday daafacooda Gerard Pique. 28 jirkan qaba gabadha heesaada ah ee Shakira ayaa six un u caayay...
View ArticleMan City oo 24-ka saac soo aadan ku dhawaaqeysa saxiixa Nicolas Otamendi.
Manchester City ayaa qarka u saaran in £32million ay kula soo wareegto daafaca dhexe ee kooxda Valencia Nicolas Otamendi. Ciyaaryahanka Argentina ayaa la fahansan yahay inuu ka gudbay tijaabada...
View ArticleGianluigi Buffon oo uga digay horyaalka Juventus kooxaha Milan iyo Roma
Goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon ayaa sheegay in horyaalka Serie A xagaagan uu ka adagyahay afartii xili ciyaareed ee la soo dhaafay. Juventus ayaa afar Serie A xiriir ah qaaday waxaana la waayay...
View ArticleArjen Robben oo amaan ku hubiyay xiddiga Manchester United Memphis Depay
Arjen Robben ayaa sheegay Memphis Depay Inuuk u hogaamin doono Manchester United ku guuleysiga horyaalka Premier league xagaagan. Labo gool ayuu dhaliyay ciyaaryahanka Holland kulankii ugu dambeeyay...
View Article