Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan iyo Newcastle oo ka wada hadlay Arinta Moussa Sissoko.

Kooxda England Newcastle United ayaa ku xujeysay AC Milan lacag dhan £15.5million si ay ugu gacan geliso  xiddigeeda qadka dhexe ee Moussa Sissoko. AC Milan ayaa toddobaadkan raadineysay 26 jirka u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Alaba oo ka hadlay inuu ku biirayo kooxda Real Madrid

Daafaca Bayern Munich David Alaba ayaa beeniyay inuu damacsan yahay ku biirida kooxda Real Madrid. Real Madrid ayaa marar badan lala xiriirinayay daafacan kaas oo sanadihii la soo dhaafay soo...

View Article


Juan Mata oo ka hadley Nolashiisa guud ahaan ee Manchester United!!!

Kubad abuuraha reer Spain iyo kooxda Manchester United Juan Mata ayaa waxaa uu ka hadley sida ay isaga ugu muuqato Nolasha Magaladda manchester ee uu ku noolyahay. Mata ayaa kamid ah xiddigaha kooxda...

View Article

Rasmi: Otamendi oo Manchester City si rasmi ah ugu biirey iyo Number uu xiran...

Kooxda reer England ee Manchester City ayaa ku dhawaaqey saxiixa daafaca reer Argentina iyo weliba sidoo kale kooxda Valencia Nicholas Otamendi. Kooxaha kala ah Manchester City iyo Valenica ayaa isku...

View Article

Tottenham Oo Wanyama Indhaha La Sii Raaceysa, Go’aankeeduna Uu Yahay In Ay...

kooxda reer Eng;land ee  Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab rasmi ah ka gudbisey xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Southampton ninka lagu magacaabo Victor Wanyama. 24 jirkan ayaa waxaa...

View Article


Marouane Fellaini oo ka hadley dareenkiisa ku aadan xirashadda Number-ka...

Marouane Fellaini xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara Manchester United ayaa waxaa uu sheegey in uu ku faraxsanyahay in xili ciyaareedkan uu kooxdiisa u xirto Number-ka 27aad ee kooxdaasi. Xiddigaan...

View Article

Sampadoria Oo Indhaha La Raaceysa Saxiixa Berbatov.

Kooxda Sampadoria ee reer Taliyaani ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso la soo saxixashada weeraryahankii hore ee kooxda Monaco ninka lagu magacaabo Dimitar Berbatov. 34 jirkan ayaa iminka ah...

View Article

Muuqaal: Daawo Bandhigii Uu Sameyey Xili Ciyaareedkii Hore Isco.

View Article


Rasmi: Chelsea Oo Ku Dhawaaqdey Saxiixa Pedro.

Kooxda reer England ee chelsea ayaa ku dhawaaqdey saxiixa garab weerarka kooxda Barcelona ninka lagu magacabo Pedro kaa oo maanta kooxdan heshiis u saxiixey. Xiddigaan ayaa waxaa ku raad joogtey kooxda...

View Article


Rasmi: West Ham United Oo heshiis 3 Sano ah la gaartey Alex Song.

Alex Song xiddiga ay milkiyadiisu laheyd kooxda Barcelona balse sida Amaahda ah uga tirsanaa kooxda West Ham United ayaa waxaa la sheegayaa in uu kooxdaasi  saxiixey kooxdiisa cusub. West Ham ayaa hal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pedro oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay kooxdiisa cusub ee Chelsea+sawiro

Xiddiga Spain ee Pedro ayaa maanta durbaba ka qeybgalay tababarka kooxdiisa Cusub ee Chelsea 28 jirkan ayaa noqday saxiixii afaraad oo ay sameyso xagaagan kooxda heysata horyaalka ee Chelsea. Afar sano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada Kun Aguero oo xarunta tijaabada caafimaadka ku booqday Nicolas...

Man City ayaa maanta la saxiixatay daafaca Valencia ee Nicolas Otamendi waxaana la gudoonsiiyay lambarka 30. Kun Aguero oo ay isku dal yihiin ayaa ku soo dhaweeyay xarunta tijaabada caafimaadka uu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI:FC Porto oo xaqiijisay Alex Sandro inuu ku biiray Juventus

Kooxda FC Porto ayaa ku dhawaaqday Alex Sandro inuu ku biiray kooxda Juventus. 24 jirkan ka ciyaara dambeedka bidix ayaa ku biiri doona kooxda Serie A waxaana labada dhinac ay ku heshiiyeen lacag dhan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Angel Di Maria oo kulankiisa ugu horeeya u safanaya kooxda PSG

Angel Di Maria  ayaa la sheegay inuu taam u  yahay inuu ciyaaro habeen dambe kulankiisii ugu horeeyay horyaalka France,sida laga soo xigtay Laurent Blanc. Laakiin Zlatan Ibrahimovic ayaa wali ka sii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaartada kulanka Derbiga ee Steven Gerrard iyo Frank Lampard oo la soo saaray...

Horyaalka MLS waxaa isbuuca soo socda isha lagu wada hayaa kulanka dhexmaraya xiddigihii hore kooxaha Chelsea iyo Liverpool ee Steven Gerrard iyo Frank Lampard. Labada xiddig ee u dhashay England ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liiska Xiddigaha Chelsea ay ka afduubatay kooxaha Premier league sida...

Kadib markii maanta Chelsea ay ku garaacday saxiixa Pedro kooxda Manchester United waxaan halkan ku soo qaadan doonaa lix ciyaaryahan oo Chelsea ay ka dulqaaday kooxaha England. Kooxdan waxaa iskaleh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mateo Kovacic oo tababarkii ugu horeeyay la qaatay Cristiano Ronaldo iyo...

Mateo Kovacic ayaa tababarkii ugu horeeyay la qaatay kooxdiisa cusub ee Real Madrid oo shalay uu ku soo biiray. Da’yarkan oo hubaal ay tahay inuu xiddig cajiib ah yahay ayaa Inter Milan uga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goorta Barcelona ay la soo wareegeyso badalka Pedro oo la shaaciyay

Barcelona ayaa la sheegay badalka Pedro oo ku biiray Chelsea ineysan keeni doonin xagaagan inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga. Ilaa bisha January sanadka 2016 ayey sugi doontaa Barcelona badalkiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Memphis Depay oo bar bareeyay rikooradii Rooney iyo Ronaldo ay ka sameeyeen...

Memphis Depay ayaa durba ka galaya taariiqda Manchester United ee koobka horyaalada qaarada Yurub Uefa Champions league. Tallaadadii xiddiga Holland ayaa ka caawiyay Man United iney ku adkaato 3-1....

View Article

Nicolas Otamendi oo kooxaha Ingriiska Hanjabaad hawadda u mariyey.

Daafaca cusub ee kooxda Manchester City Nicolas Otamendi ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa ay ka go’antahay in uu guulo la gaaro kooxdiisa cusub. Otamendi ayaa maanta si rasmi ah ugu soo biirey...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live