Stevan Jovetic oo niyada u dhisey taageerayaasha kooxdisa Inter Milan kadib...
Dhawaan galka koxda Inter Milan Steven Jovetic ayaa waxaa uu sheegey in uu diyaar u yahay in kooxdiisa uu guulo la gaaro xili ciyaareedkan. Jovetic ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha xagaagan kooxda...
View ArticleNathaniel Clyne Oo Hadal Kaga Farxiyey Taageerayaasha Kooxdiisa Liverpool!!!
Clyne daafaca kooxda Liverpool ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa Liverpool aaney aqbali doonin ka wax ka yer in ay kamid noqoto 4ta kooxood ee horyaalka ugu sareysa. Wiilkan reer England ayaa xagaagan...
View ArticleHoryaalka La Liga oo caawa daaha laga qaadayo iyo Taariiqdiisa caanka ah
Horyaalka La Liga ayaa caawa furmaya iyagoo kubada ugu horeysa ay nasiib u helayaan iney baastaan kooxaha Malaga iyo Sevilla saacada 9:30 habeenimo. Sanadkii 1929-kii ayaa daaha laga rogay horyaalkan...
View ArticleRobin van Persie oo Akoonkiisa goolasha u furay kooxda Turkiga ee Fenerbahce
Xiddigii hore kooxaha Manchester United iyo Arsenal Robin van Persie ayaa xalay furtay Akoonkiisa goolasha ee kooxdiisa cusub Fenerbahce. Fenerbahce ayaa guul 1-0 waxaa ay ka gaartay kooxda Atromitos...
View ArticleRonald Koeman oo u deyriyay saaxibkiisa Louis van Gaal kadib markii…
Macalinka reer Holland ee Southampton Ronald Koeman ayaa u deyrisay ninka ay dhalasho wadaaga yihiin ee Van Gaal kaas oo raadinayay weeraryahanka kooxdaas ee Sadio Mane. Xiddigan ayaa saftay kulankii...
View ArticleAC Milan oo ku raja weyn la wareegida Roberto Soriano.
AC Milan ayaa la soo warinayaa in saacadaha soo socda ay xooga saareyso heshiiska xiddiga Sampdoria Roberto Soriano. Shalay waxaa soo baxday Rossoneri iney ku dooneysay yarkan €10milyan laakiin waxaa...
View ArticleFabio Coentrao oo ka codsaday Real Madrid in loo fasaxo Inter Milan
Wararka Spain ka soo baxaya ayaa sheegaya Fabio Coentrao inuu ka codsaday Real Madrid in loo fasaxo kooxda sida weyn u dooneysa ee Inter Milan. Nerazzurri ayaa la fahansan yahay in xiriir wanaagsan uu...
View ArticleSeydou Keita”Juventus ayaa wali ugu cad cad horyaalka Serie A
Xiddiga Roma Seydou Keita ayaa sheegay Juventus wali iney tahay kooxda ugu cad cad ee ku guuleysan karta horyaalka Serie A xagaagan laakiin Roma ay kula tartami karto. Kooxda Rudi Garcia ee Roma ayaa...
View ArticleTaageerayaasha Real Madrid oo cadeeyay shaxda ay doonayaan iney ku ciyaaraan...
Majalada Marca ayaa soo bandhigtay shaxda Real Madrid ay ku ciyaari doonto xagaagan. Marca ayaa weydiisay taageerayaasha Real Madrid shaxda ugu wanaagsan ee ay jeclaan lahaayeen in kooxdooda ay ku...
View ArticleLionel Messi oo nasiib wacan u rajeeyay xiddiga Cusub Chelsea ee Pedro
Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa uga rajeeyay nasiib wacan kooxdiisa cusub ee Chelsea kadib markii uu €30 million uu ugu wareegay. 28 jirkan u dhashay dalka Spain ayaa waxaa ay Chelsea ku garaacday...
View ArticleMacalin Van Gaal Oo Aad U Difaacey Ninka Suuqa U Qaabilsan Manchester United...
Louis Van Gaal Macalinka kooxda reer England ee Manchester United ayaa waxaa uu difaacey Agaasimaha kooxda Manchester ninka lagu magacaabo Ed Woodward iyo qaabka uu suuqa kala iibasiga u wajahayo....
View ArticleArsene Wenger ” Liverpool Guul Ayaan Ka Gaarneynaa Isniinta”.
Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu ka hadley natiijadda uu ka filayo kulanka isniinta ay la ciyaari doonan kooxda Liverpool. Arsenal iyo weliba sidoo kale Liverpool...
View ArticlePedro Oo Sheegey Sababtii Ka Danbeysey In Uu Ku Soo Biiro Chelsea Xili La...
Dhawaan galka kooxda Chelsea ee Pedro ayaa waxaa uu sheegey sababihii u diidey in uu ku biiro Manchester United ee uu ugu soo biirey Chelsesa. Pedro ayaa Chelsea ku soo biirey shalay isagoona uga soo...
View ArticleLouis Van Gaal Oo Sheegey In Saxaafada Ay Ka Been Abuurteen Doonistoodii Pedro.
Louis Van Gaal macalinka kooxda Manchestrer United ayaa waxaa uu sheegey in ay ka been abuureen rabitaanka kooxdiisa ee ku aadan saxiixa Pedro. Manchester United ayaa aad u dooneysey in ay la soo...
View ArticleRasmi: Real Madrid Oo Daafaceeda Pepe Heshiiska u Kordhisey.
Real Madrid ayaa waxaa ay goor dhaweyd ku dhawaaqdey in daafaceeda reer Portugal Pepe uu heshiiska u kordhiyey kooxdiisa isagoona kooxda la si joogi doona ilaa iyo sanadkan 2017ka. Xiddigaan ayaa waxaa...
View ArticleArticle 5
Kooxda Manchester City Daafaceeda Zabaleta ayaa lagu soo waramayaa in kooxdiisa uu dhaawac kaga maqnaan doono mudo ku siman bil. Macalin Manual Peligrinni ayaa waxaa uu shaaciyey in kooxdiisa uu...
View ArticleManual Peligrinni Oo Ka Gaabsadey In Uu Ka Hadlo Xaaladda La Soo Wareegista...
Manual Peligrinni macalinka kooxda Manchester City ayaa waxaa uu ka gaabsadey in uu ka hadlo xaaladda xiddiga ay aadka u doondoonayaan ee Kevin De Bruyne. Wiilkan reer Belgium ayaa waxaa aad loola...
View ArticleLabo wado oo uu mari doono Pedro oo la shaaciyay kadib ku biiristiisa Chelsea
Pedro ayaa isha lagu wada hayaa waxa uu ka sameyn doono xagaagan horyaalka Premier league kadib markii uu ku biiray Chelsea. Saadaal ayaa laga bixinayaa inuu midkood noqonayo xiddigaha Spain ee Flopka...
View Article