Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Labo wado oo uu mari doono Pedro oo la shaaciyay kadib ku biiristiisa Chelsea

$
0
0

Pedro ayaa isha lagu wada hayaa waxa uu ka sameyn doono xagaagan horyaalka Premier league kadib markii uu ku biiray Chelsea.

Saadaal ayaa laga bixinayaa inuu midkood noqonayo xiddigaha Spain ee Flopka ku noqday horyaalkan iyo kuwa ku fiicnaaday.

2B8C468700000578-0-image-a-8_1440150657606

Horyaalkan waxaa jira 10-laacib oo ah ilaa haatan kuwa ugu fiican ee u dhashay Spain halka kuwa kale ay ku guuldareysteen.

Mail ayaa soo bandhigtay labada liis ee midkood uu Pedro marayo.

Magacyada Liiska 10-ka Spain ee ku fiicnaaday Premier league.

  1. David Silva (Manchester City 2010 – present)
  2. Cesc Fabregas (Arsenal 2003 – 2011, Chelsea 2014 – present)
  3. David de Gea (Manchester United 2011 – present)
  4. Juan Mata (Chelsea 2011 – 2014, Manchester United 2014 – present)
  5. Fernando Torres (Liverpool 2007 – 2011, Chelsea 2011 – 2015)
  6. Santi Cazorla (Arsenal 2012 – present)
  7. Xabi Alonso (Liverpool 2004 – 2009)
  8. Pepe Reina (Liverpool 2005 – 2014)
  9. Mikel Arteta (Everton 2004-11, Arsenal 2011 – present)
  10. Ivan Campo (Bolton 2002 – 2008)

Xidigihii Flopka ku noqday Premier league ee Spain u dhashay.

Albert Luque (Newcastle 2005 – 2007)

Iago Aspas (Liverpool 2013 – 2015)

Josemi (Liverpool 2004 – 2006)

Roberto Soldado (Tottenham 2013 – 2015)

Asier del Horno (Chelsea 2005 – 2006)

Xisco (Newcastle 2008 – 2013)

Antonio Nunez (Liverpool 2004 – 2005)

Antonio Luna (Aston Villa 2013 – 2015)

Javier Manquillo (Liverpool 2014 – 2015)

Marcelino (Newcastle 1999 – 2003)

Pedro shows off his new shirt after joining Premier League champions Chelsea for £21.1m from Barcelona

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles