Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Wakiilkiisa ” Ivan Perisic Waxaa Uu Ku Biirayaa Inter Milan”.

$
0
0

Wakiilka xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Wolfosburg ninka lagu magacaabo Ivan Perisic ayaa waxaa uu sheegey in Inter Milan uu ku biiri doono todobaadka danbe.

26 jirkan ayaa waxa si aad ah loola xiriirinaya ku biirista kooxda Inter Milan oo aad u dooneysey saxiixisa.
“Waxaan u maleynayaa isniinta soo socota uu suuqa kala iibsiga xirmi doono” waxaa sidaa yiri wakiilka xiddigan.

“ Keliya waxaan sugeynaa waa hadalka ka so baxa kooxda Wolfsburg” ayuu sii yiri.

Perisic ayaa u dhaliyey 9 gool 38 kulan oo uu u saftey xulka Croatia.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles