Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Moutinho Oo La hadal hayo in uu isaga tagayo kooxdiisa AS Monaco sabaabtan darteed.

$
0
0

Xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda As Monaco iyo weliba sidoo kale xulka qaranka Portugal Joao Moutinho ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu isaga tagayo kooxdiisa.

Xiddigan Moutinho ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha laf dhabarta u ah kooxdiisa Bayer Munich waxaana tagistiisa kooxda uu ku xirey  hadii ay u soo bixi weyso heerka Groupyadda ee Champions League.

Kooxo badan oo reer England ah ayaa saxiixa Moutinho aad u doonaya waxaana ugu waawyn kooxaha Chelsea Arsenal iyo Manchester United.

Moutinho ayaa waxaa iminka uu qabaa dhaawac dhanka canqowga kaa oo la filayo in uu seego kulanka kooxdiisa ay wajaheyso kooxda Valencia.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles