Goolhayaha Barcelona Marc-Andre ter Stegen ayaa sgeegay inuusan xaq aheyn ganaaxa afarta kulan ee lagu riday daafacooda Gerard Pique.
28 jirkan qaba gabadha heesaada ah ee Shakira ayaa six un u caayay caawiyaa garsooraha kulankii Barcelona iyo Atletico Bilboa dhexmaray kaas oo ka dhacay garoonka Cam Nou.
Roose ayaa la siiyay markii uu aflagaadada sameeyay xili uu jaale horay u qabay.
Ganaxaan waxaa uu ka dhigan yahay inuu seegayo afarta kulan ee ugu horeeya horyaalka La Lga laakiin goolhayaha Germany ayaa sheegay Barcelona iney isbixin doonto la’aantiis.
“ganaaxa xaq ma ahan,Pique waa ciyaaryahan muhiim inoo ah inaga waan tabi doonaa.
“waxaan iskudayi doonaa intii karaankeena inaan la’aantis is bixino ayuu yiri goolhaye Marc-Andre ter Stegen.
Kuluamad uu maqnaanayo daafacan ayaa kala ah Bilboa, Malaga, Atletico Madrid iyo Levante.