Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MR Rikoor jibiye Lionel Messi oo rikoor cusub ka sameeyay Spain Super Cup

Xiddiga Barcelona Lionel Messi inkasta uu ku guuldareystay xalay in Barcelona uu dhiiqada uu ka qaado ayaa sameeyay rikoor aan horay looga dhigin Spain Super Cup. Barcelona ayaa lumisay koobkeedii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka aad aqriso Xaqiiqooyinkan Jose Mourinho waxaad ogaaneysaa inuu yahay...

Guuldaradii  Toddobaadkan ku dhacday Chelsea waxaa ay soo banaan bixisay awooda ciyaareed ee horyaalka Premier league uu ku leeyahay Jose Mourinho. Runtii lama xaqiri karayo ninkan reer Portugal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cod bixin la sameeyay oo lagu ogaaday Arsenal iyo Chelsea iney ugu tabar yar...

Codeyn ay sameysay SKY Sports kooxda Arsenal ayaa noqotay kooxda u baahan inta uusan suuqa kala iibsiga xermin iney la soo wareegto ciyaaryahano cusub. Codbixintan ayaa aheyd waa tee kooxda u baahan...

View Article

Muuqaal: Daawo Memphis Depay oo guul qurux badan ka dhaliyey kooxda Club...

View Article

Natiijooyinka: Manchester United Oo Si Xarago Leh Uga Adkaatey Club Brugge...

Manchester United ayaa waxaa ay caawa la ciyaartey kooxda Club Burgge kulan ku tirsan isreebreebka Champions League-ga waxaana kulankaasii uu ahaa mid aad u xiiso iyo xamaasadba leh. Kulankaasi ayaa...

View Article


Akhriso: Dhamaan Natiijooyinkii Kulamadii Isreebreebka Champions League-ga.

Waxaa caawa la ciyaarey kulamadda isreebreebka Champions League-ga, haddaba waxaan dooneynaa in aan idin soo gudbino natiijooyinka kulamadaasi. Hoos ka eego natiijooyinka kulamadaasi:- FC Astana 1 – 0...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo ku guuleysatay koobka Santiago Bernabeu iyo Ronaldo oo ka soo...

Kooxda Real Madrid ayaa xalay ku guuleysatay koobkeeda Santiago Bernabeu  kaas oo ay ku martiqaaday kooxda Turkiga ee Galatasaray. Cristiano Ronaldo oo mudooyinkan dhaawacnaa ayaa xalay garoomada dib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo dooneysa Pedro iney ka afduubato dhigooda Man United

Kadib markii madaxweynaha Chelsea uu soo jeediyay in kooxda xiddigo lagu soo daro ayuu tababaraha Chelsea Jose Mourinho ka careysiinayaa United. Chelsea ayaa la sheegay iney dooneyso in heshiiska Pedro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hadii Man United ay badisay, Memphis Depay waxaa uu cadeeyay inuusan faraxsaneyn

Memphis Depay  ayaa sheegay inuu ka xun yahay inuusan dhalin xalay hat-trick kulankii Champions league ay la ciyaarayeen kooxda  Club Brugge oo 3-1 ay uga adkaadeen. Louis van Gaal kooxdiisa ayaa gool...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marcelo”Real Madrid diyaar ayey u tahay horyaalka La Liga

Daafaca Real Madrid Marcelo ayaa sheegay in kooxdiisa ay u diyaargarowday kulanka furitaanka horyaalka La Liga. Horyaalka La Liga oo xagaagii hore ay ku guuleysatay Barcelona ayaa la furayaa habeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

John Terry oo qarka u saaran inuu ka tago Chelsea sanadka cusub iyo kooxaha...

Kabtanka Chelsea John Terry ayaa la sheegay inuu bartilmaameed u noqday kooxda Turkiga ee Fenerbahce. Ciyaaryahankii hore England ayaa qeybta hore lagu soo badalay qolka labiska kulankii City ay 3-0...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Louis van Gaal”waxaan rabay inaan shumiyo Memphis Depay

Louis van Gaal ayaa sheegay inuu rabay xalay inuu ku dhex dhunkooda garoonka dhexdiisa xiddigiisa Memphis Depay kaas oo caawiyay sidoo kalana dhaliyay. Manchester United ayaa 3-1 ugu adkaatay kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalin xusuus u leh kooxda Chelsea iyo Michael Essien

Michael Essien ayaa maanta oo kale ugu soo biiray Chelsea rikoor lacageed oo qaali ah. 10-sano kahor maanta oo kale Chelsea waxaa ay gacanta ku soo dhigtay ciyaaryahanka Ghana kaas oo guulo badan la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nicolas Otamendi oo dhameystiraya saacadaha soo socda ku biirista Man City

Daafaca Xulka Argentina Nicolas Otamendi ayaa lagu wadaa in saacdaha soo socda uu ku biiro kooxda Mancheter City. Sky Sports ayaa sheegtay in ciyaaryahanka uu qalinka ku duugi doono heshiis shansano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mateo Kovačic oo Sanitas-La Moraleja tijaabada caafimaad goordhow ugu maraya...

Mateo Kovačić ayaa ku sugan haatan hotelka Sheraton Mirasierra ee magaalada Madrid waxaana la soo bandhigayaa saakay. Ciyaaryahanka ayaa ka soo dagay xalay garoonka diyaaradaha Adolfo Suárez...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ku soo bandhigtay xeradeeda tababarka xiddiga Cusub ee Baba Rahman

Saxiixa Cusub Chelsea Baba Rahman  ayaa tagay xerada tababarka kooxda Chelsea ee Cobham kadib markii uu dhameystiray ku biiristeeda. 21 jirkan ayaa Chelsea ugu soo wareegay £21.7million isagoo ka soo...

View Article

Xiriir Intee La Eg Baa Ka Dhaxeyaya Luke Shaw Iyo Memphis Depay???

Luke Shaw daafaca kooxda Manchester United ayaa waxaa uu sheegey in xiriirka saaxbtinimo iyo isfahan ee isaga iyo dhawaan galka kooxdaasi Memphis Depay in uu yahay mid aad u wanaagsan. Xiddigan reer...

View Article


Liverpool Oo Kulanka Arsenal Weyneysa Kabtankeeda Henderson Sabaabtan Awgeed!

Jordan Henderson kabtanka kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in uu qatar ugu jiro in uu kooxdisa ka maqnado safarka ay todobaadka danbe ugu anbabixi doonto garoonka Emirates ee ay Arsenal ku...

View Article

Bayer Leverkusen Oo Ay Ka Go’antahay Saxiixa Daafaca Liverpool Sakho.

Kooxda reer Germany ee Bayer Leverkusen ayaa lagu soo waramayaa in ay indhaha la raaceyso saxiixa daafaca kooxda Liverpool wiilka reer France ee Mamadou Sakho. 25 jirkan ayaa waxaa uu kamid yahay...

View Article

Sterling Oo Gurigii Uu Liverpool Ku Lahaa Iska Iibinaya!!!

Raheem Sterling dhawaan galka kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramaaa in uu doonayo in uu iska iibiyo guri weyn oo uu ku lahaa magaladda Liverpool. Sterling ayaa xagaagan waxaa uu ku  biirey...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live