Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Chelsea oo ku soo bandhigtay xeradeeda tababarka xiddiga Cusub ee Baba Rahman

$
0
0

Saxiixa Cusub Chelsea Baba Rahman  ayaa tagay xerada tababarka kooxda Chelsea ee Cobham kadib markii uu dhameystiray ku biiristeeda.

21 jirkan ayaa Chelsea ugu soo wareegay £21.7million isagoo ka soo tagay kooxda Bundesliga ee  Augsburg.

2B78503700000578-3202562-image-a-28_1439923425179

Isagoo xeran fanaanada kooxdiisa oo ku qoran lambarka uu xeran doono ee 17 ayaa lagu soo bandhigay xerada tababarka.

Baba Rahman  ayaa hadal kooban siiyay websetka kooxda Chelsea waxaana uu cadeeyay inuu ku faraxsan yahay inuu ka mid noqdo kooxda horyaalka hanatay.

Jose Mourinho ayaa u sheegay xiddiga Ghana in shaqo badan laga rabo.

Rahman took part in the Blues' training session on Tuesday at their Cobham base

In a short message to Chelsea's official vine account, Rahman told his new fans that he's 'happy to be here'

Baba Rahman was given a tour of Chelsea's training facilities on Tuesday after joining the club from Augsburg
The 21-year-old (right) was beaming at his unveiling during the tour as he posed for a picture with his new shirt

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles