Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Marcelo”Real Madrid diyaar ayey u tahay horyaalka La Liga

$
0
0

Daafaca Real Madrid Marcelo ayaa sheegay in kooxdiisa ay u diyaargarowday kulanka furitaanka horyaalka La Liga.

Horyaalka La Liga oo xagaagii hore ay ku guuleysatay Barcelona ayaa la furayaa habeenka Jimcaha ee fooda nagu soo heysa.

marcelo-cristiano-ronaldo-real-madrid_1wnu530o4t0us1f7tkp392i3rs

Dhamaan xiddigaha Real Madrid ayaa taam ah kulanka furitaanka kadib markii ay xalay safteen kulankii saaxibtinimo ay 2-1 ugu adkaadeen kooxda Galatasaray.

27 jirkan Brazil u dhashay oo dhaliyay mid kamid ah goolashii kooxdiisa ayaa ciyaarta kadib yiri.

“Waan diyaargarownay,waan ognahay marwaliba kulanka furitaanka horyaalka inuu adagyahay laakiin waxaan sameyn doonaa intii karaan keena si aan u helno xili ciyaareed fiican.

Real Madrid ayaa Axada la ciyaari doonta kooxda Sporting.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles