Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

MR Rikoor jibiye Lionel Messi oo rikoor cusub ka sameeyay Spain Super Cup

$
0
0

Xiddiga Barcelona Lionel Messi inkasta uu ku guuldareystay xalay in Barcelona uu dhiiqada uu ka qaado ayaa sameeyay rikoor aan horay looga dhigin Spain Super Cup.

Barcelona ayaa lumisay koobkeedii Shanaad ee xagaagan ay dooneysay waxaana 5-1 cel celis uga qaaday koobka kooxda Atletico Bilboa.

Messi ayaa dhaliyay dhamaadka qeybta hore gool kaas oo ka dhigay xiddigii ugu horeeyay shan Spainish Super Cup kala duwan goolal ka dhalinayay.

2B72C2C900000578-3201312-image-a-24_1439846447041

Xiddiga Argentina ayaa sanadihii 2009, 2010, 2011, 2012 iyo 2015 waxaa uu ka dhalinayay gool shan Spainish Super Copa kala duwan,majirin xiddig aan aheyn isaga oo sidaas sameeyay.

Sheekooyinkii kale ee laga bartay ciyaartaaas waxaa kamid ahaa Bilboa ayaa 31 sano kadib hanatay koobkan.

Barcelona ayaa ku guuldareysatay iney noqoto kooxdii ugu horeysay ee ka soo kabata 4-0 ee lugta hore koobka Super Copa Ispain looga soo badiyay.

Bilbao ayaan ku soo badin garoonka Camp Nou tartan waliba tan iyo bishii November sanadkii 2001.

Kike Sola ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay Bilboa ee taariiqda roose ku qaata koobka Spainish Super cup.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles