Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Shaxda Chelsea ay ku ciyaari doonta oo laga argagaxayo marka Pedro lagu daray

$
0
0

Saacadihii u dambeeyay maanta waxaa soo baxayay Chelsea iney ku sii dhawaaneyso la wareegida xiddiga bartilmaameedka u ahaa Man United ee Pedro.

Warar ayaa sheegaya Pedro inuu haatanba ku sugan yahay magaalada London si uu u dhameystiro u wareegida Chelsea.

Soo qaadashada Chelsea ee Pedro iyo xiddigo kale oo la filayo iney yimaadaan maalmaha ka dhiman suuqa kala iibsiga ayaa ka dambeeyay kadib markii uu ku qanci waayay madaxweynaha Chelsea kooxdii 3-0 lagu dhuftay isbuucaan.

article-3203285-2B7DAEF200000578-822_964x402

Mourinho ayaa loo fasaxay suuqa kala iibsiga si uu u keeno kooxda seddex ilaa wax ka badan oo ciyaaryahan.

Pedro iyo daafaca Everton John Stones ayaa la filayaa iney ku biirayaan Chelsea taas oo safka Chelsea ka dhigeysa koox aan la hor istaagi Karin.

Imaanshaha Pedro waxaa booskiisa kuweynaya Oscar halka John Stones uu sugi doono ilaa uu ka baxayo kabtan John Terry.

Baba Rahman ayaa isagana doonaya inuu booska Branislav Ivanovic uu galo kaas oo ka wareersantahay maalmahan.

Shaxda Chelsea ayaa noqon doonta hadii Pedro uu yimaado saacadaha soo socda.

Chelsea's potential starting XI this season

Keydka macquulka ahna waa Begovic, Cahill, Zouma, Ivanovic, Ramires, Oscar, Falcao.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles