Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Petr Čech oo hogaaminaya 11-ka Xiddig isbuuca ugu fiican horyaalka Premier...

Kooxda isbuuca horyaalka Premier league ayaa la soo saaray waxaana kasoo muuqday xiddiga Chelsea ku cusub ee Pedro. Goolhaya Arsenal ayaa safkan ka soo muuqday kadib markii uu bad baadiyay goolal badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaadan Ogeyn oo ka cusub Everton Iyo Wiilka Manchester United Ee Adnan...

Kooxda reer England ee Everton ayaa aad u dooneysa in ay Manchester United ka soo qaadato saxiixa wiilkeeda garab weerarka ah ee Adnan Januzaj. Xiddigaan Januaj ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha laf...

View Article


Muuqaal: Daawo Bandhigii Memphis Depay Ee Xagaagan Uu Kooxdiisa Ka Sameeyey.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saido Berhino oo la sheegey in aanu kooxdiisa meelna uga socon.

Alan Irvine macalinkii hore ee kooxda West Brom ayaa waxaa uu sheegey in Saido Berhino uu kooxdiisa sii joogi doono xili ay Tottenham aad u dooneyso. Kooxda reer England ee Tottenham ayaa aad u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Inter Milan oo u dhaqaaqdey soo qaadashadda Xiddig Tottenham laf...

Kooxda reer Taliyaani ee Inter Milan ayaa waxaa ay shaacisey ama ay banaanka keentey xiisaheeda ku aadan saxiixa wiilka kooxda Inter Milan qadka dhaxe uga ciyaaara ee lagu magacaabo Erik lamela....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jamie Carragher Oo Sheegey in saxiixa Balotelli uu ahaa qaladkii ugu weynaa...

Jamie Carragher daafacii hore ee kooxda Liverpool ayaa sheegey in kooxdiisa ay sameysey qalad aad iyo aad u weyn markii ay la soo saxiixatey Mario Balotelli. Xiddigan reer Taliyaani ayaa kooxda...

View Article

Muuqaal: Daawo Da’ yerka Kooxda Manchester United James Wilson Oo Ka Hadlaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo ku dhow la soo wareegista mid kamid ah xiddigaha laf dhabarta u ah...

Kooxda PSG ee reer France ayaa lagu soo waramayaa in ay ku sii dhawaaneyso saxiixa daafaca kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal ninka lagu magacaabo Fabio Coentrao. Heshiiska ay PSG kula...

View Article


Suuqa Kala Iibsiga: Akhriso Wararkii ugu Muhiimsanaa Ee Ay Wargeysyaddu Suuqa...

Suuqa kala iibsiga ciyaaryahanadda ayaa weli furan walow ay ka harsantahay wax ka yer 7 casho soo xirmadiisa, waxaana kooxaha ay doonayaa in ay soo qaataan xiddigaha ay doonayaan ka hor inta aanu ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juan Guadrado oo ku biiray Liiska 11-xiddig oo Chelsea ay ku qasaartay

Juan Guadrado ayaa maanta dhameystiray heshiis halsano amaah ah oo uu ugu wareegay kooxda Taliyaaniga ee Juventus. Kaliya afar kulan Premier league ayuu safka hore kooxda Chelsea ku soo bilowday....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mario Balotelli oo rajeynaya inuu sanad fiican ku qaato AC Milan+sawiro

Mario Balotelli ayaa sheegay maanta kadib markii uu amaah ugu wareegay AC Milan inuu iskudayayo sidii uu ku noqon lahaa ciyaaryahan wanaagsan. Hal gool oo qura ayuu mari ka dhaliyay horyaalka Premier...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOP: John Stones oo ku dhow Chelsea kadib markii uu codsaday in la fasaxo

Daafaca Everton John Stones ayaa la sheegay inuu ka codsaday kooxdiisa in la fasaxo xili ay ku tartamayaan saxiixiisa kooxaha Chelsea iyo Manchester United. 21 jirkan ayaa waxaa siweyn u dooneysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

23-sano kadib Man United ,Liverpool iyo Arsenal oo ceeb weyn dhexda ka fadhiya

Kadib seddex kulan Premier league waxaa laga soo calamadeeyay Rikoor xun oo u soo hoyday kooxaha waa weyn Premier league ee kala ah Arsenal, Manchester United iyo Liverpool. Seddexdan koox ayey abaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhayaha Arsenal Petr Cech oo ku dhow inuu bar bareeyo rikoorkii David James

In xalay uu shabaqiisa ilaashto PetrCech ayaa u sii dhaweyneysa inuu gaaro rikoorka goolhayaha taariiqda Premier league shabaqiisa ilaashtay tirada ugu badan. PetrCech ayaa ka baxay kulankii Liverpool...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Frank Ribery iyo Medhi Benatia oo muujiyay iney yihiin Muslimiin dhab ah

Frank Ribery ayaa iska diiday inuu la cabo qamriga dabaaldaga Bayern Munich xiddigaha ay isku kooxda yihiin. Bayern Munich oo sanadkii hore ku guuleysatay horyaalka Germany hadana badisay labada kulan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pedro oo kulan casho ah la qaatay xiddigaha Spain ee Chelsea+sawiro

Xiddigaha Spain ee Chelsea ayaa ku soo dhaweeyay Pedro cashadii ugu horeysay oo si wadajir ah ay ugu qaataan magaalada London. 24 saac kadib kulankii West Brom Pedro ayaa dib ugu laabtay Barcelona si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal,Liverpool,Thierry Henry ilaa Giroud,Rikooradii laga bartay kulankii...

Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa bar baro 0-0 ku soo gaba gabeeyay kulankoodii ugu horeeyay ee xagaagan ay kulmaan taas oo keentay mid kasta inuu labo dhibic qasaaro. Bal aynu eego waxyaabaha taariiq...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boqorku Labo ma ahan kaliya waa uun Jose Mourinho,Sheeko Xiiso leh

Jose Mourinho ayaa muujiyay isbuucan inuu yahay boqorka tababarayaasha Premier league. Runtii ninkan reer Portugal ha iska warbadnaado laakiin waa nin shaqadiisa lagu qanci karo 100%. Toddobaadkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aktarada Bollywoodka oo isugu faanay ciyaaraha kubada cagta, Shah Rukh Khan...

Aktarka labada jeer noqday Aktarka Sanadka India ee Rambir Kapoor ayaa aqbalay guuldarooyinka ku dhacay filimadiisa Roy iyo “Bombay Velvet. Labadan Filim waxaa ay ahaayeen kuwii ugu dambeeyay uu keenay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Club Brugge Oo Hanjabaad Tii Ugu Cusleyd Hawadda U Marisey Manchester United...

Kooxda Club Burgge ayaa waxaa ay sheegtey in ay ka go’antahay in habeen danbe ay garaacdo kooxda Manchester United marka ay isku arkaan kulanka lugta labaad ee isreebreebka Champions League-ga. Kooxaha...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live