Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Saido Berhino oo la sheegey in aanu kooxdiisa meelna uga socon.

$
0
0

Alan Irvine macalinkii hore ee kooxda West Brom ayaa waxaa uu sheegey in Saido Berhino uu kooxdiisa sii joogi doono xili ay Tottenham aad u dooneyso.

Kooxda reer England ee Tottenham ayaa aad u dooneysa saxixa Weeraryahankan Saido Berhino oo ay u aragto in uu iyadda u muhiim yahay.

Sai

Berhino oo 22 jir ah ayaa xili ciyaareedkii hore waxaa uu kooxdisa u dhaliyey goolal tiro ahaan gaaraya ilaa iyo 20 gool oo uu indhaha kooxaha ingriiska ku soo jiitey.

” Waxaan rumeysanahay in Berhino uu sii joogi doono kooxda waayo halkan ayaa aad iyo aad looga baahanayahay in uu sii joogo” ayuu yiri Macalin Alan Irvine.

Kooxda WestBrom ayaa caawa ciyaarey kulan ku tirsan koobka League Cup-ka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles