Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

23-sano kadib Man United ,Liverpool iyo Arsenal oo ceeb weyn dhexda ka fadhiya

$
0
0

Kadib seddex kulan Premier league waxaa laga soo calamadeeyay Rikoor xun oo u soo hoyday kooxaha waa weyn Premier league ee kala ah Arsenal, Manchester United iyo Liverpool.

Seddexdan koox ayey abaar ka heysataa goolasha horyaalka.

Iskudar seddexda koox ayaa seddexda kulan ugu horeeya Premier league waxaa ay dhaliyeen iskudar lix gool.

2B9E8F9900000578-3210087-image-a-39_1440500520305

Min labo gool ayey dhaliyeen kooxahan seddexdii ciyaar ugu horeeyay horyaalka.

Waa goolashii ugu yaraa isugeyn taariiqda Premier league ee kooxahan ay dhaliyaan xiligan oo kale.

Xitaa ma aysan gaarin isugeynta goolashoodii sanadkii 1992-dii ay dhaliyeen kadib seddex kulan taas oo aheyd siddeed gool.

Marka leysu geeyo goolashooda lixda ah ma gaaraan inta gool ay dhalisay Man City xagaagan oo ah 8 gool.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles