Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Pedro oo kulan casho ah la qaatay xiddigaha Spain ee Chelsea+sawiro

$
0
0

Xiddigaha Spain ee Chelsea ayaa ku soo dhaweeyay Pedro cashadii ugu horeysay oo si wadajir ah ay ugu qaataan magaalada London.

24 saac kadib kulankii West Brom Pedro ayaa dib ugu laabtay Barcelona si uu u soo macsalaameeyo saaxibadiisa Barcelona kuwaas oo markii hore uu ka soo tagay isagoo macsalaameyn.

2BA7312100000578-0-image-a-15_1440515945428

Kadib marka uu Spain ka soo laabtay waxaaa London ku soo wareejiyay xiddigaha ay isku dalka yihiin ee Cesar Azpilicueta , Diego Costa iyo Cesc Fabregas.

Kadib waxaa ay ka cunteeyeen Hotel ku yaala magaalada London.

Pedro ayaa soo jiitay durba tababare Jose Mourinho kadib markii uu dhaliyay uuna dhiibay .

Guusha Chelsea isbuucan waxaa keenay xiddigaha isku wadanka ah ee Cesar Azpilicueta , Diego Costa iyo Pedro oo dhaliyay seddexda gool ee ay ku adkaatay.

Cesc Fabregas ayaa soo dhigay sawirkan cashada reer Spain bartiisa Instagram-ka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles