Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

PSG oo ku dhow la soo wareegista mid kamid ah xiddigaha laf dhabarta u ah Real Madrid.

$
0
0

Kooxda PSG ee reer France ayaa lagu soo waramayaa in ay ku sii dhawaaneyso saxiixa daafaca kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal ninka lagu magacaabo Fabio Coentrao.

Heshiiska ay PSG kula wareegeyso saxiixa Fabio Coentrao ayaa lagu soo waramayaa in uu noqonayo mid amaah ah oo ay uu kooxdaasi kula sii joogayo ilaa hal xili ciyaareed.

fabio-coentrao-real-madrid

Kooxo badan ayaa saxixa Fabio Coentrao aad u doonayey oo ay kamid yihiin kooxaha Inter Milan iyo weliba sidoo kale Benfica oo kooxdiisi hore ah.

Fabio Coentrao ayaan kamid noqon xiddigihihii kooxda Real Madrid kala qeyb galay kulamadii fasaxa ahaa ee ay ciyaartye.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles