Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Suuqa Kala Iibsiga: Akhriso Wararkii ugu Muhiimsanaa Ee Ay Wargeysyaddu Suuqa Kala Iibsiga Galabtan Ay Ka Qoreen Oo Koobkooban.

$
0
0

Suuqa kala iibsiga ciyaaryahanadda ayaa weli furan walow ay ka harsantahay wax ka yer 7 casho soo xirmadiisa, waxaana kooxaha ay doonayaa in ay soo qaataan xiddigaha ay doonayaan ka hor inta aanu ka xirmin.

Waxaan marka Akhristayaasheena doneynaa in aan idin soo gudbino wararkii ugu danbeyey ee galabnimadan laga qorey suuqa kala iibsiga.

Hoos Ka Akhriso Wararkaas oo iska koob kooban:-

Chelsea oo u dhaqaaqdey soo gaadashadda Gray.

Manchester United oo soo cusbooneysiisey xiisaheedi ku aadanaa saxiixa Gundagon.

United-ka oo aan ka niyad jabaneynin soo qaadashadda Neymar.

Barcelona oo u soo qalab qaadatey saxiixa Yarmolenko

Manchester United Oo Pato iyo De Bruyne wadda dooneysa.

Bale oo la xaqiijiyey in aanu iib aheyn

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles