Kooxda isbuuca horyaalka Premier league ayaa la soo saaray waxaana kasoo muuqday xiddiga Chelsea ku cusub ee Pedro.
Goolhaya Arsenal ayaa safkan ka soo muuqday kadib markii uu bad baadiyay goolal badan xalay.
Goal.com ayaa soosaartay isbuucii seddexaad xiddigaha ugu fiican horyaalka Premier league laakiin waxaa laga waayay xiddigaha United iyo Liverpool.
PETR CECH-Arsenal
JOHN O’SHEA | Sunderland
FABRICIO COLOCCINI-Newcastle
SCOTT DANN -Crystal Palace’
ALEKSANDAR KOLAROV-Man City
DAVID SILVA -Man City
MAX GRADEL-Bournemouth.
JAMES MORRISON–Bournemouth
PEDRO-Chelsea
CALLUM WILSON-Bournemouth
JEREMAIN LENS -Sunderland