Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Maxaadan Ogeyn oo ka cusub Everton Iyo Wiilka Manchester United Ee Adnan Januzaj.

$
0
0

Kooxda reer England ee Everton ayaa aad u dooneysa in ay Manchester United ka soo qaadato saxiixa wiilkeeda garab weerarka ah ee Adnan Januzaj.

Xiddigaan Januaj ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha laf dhabarta u ah Mancheszter United isagoo xili ciyaareedkan 3dii kulan ee kooxdiisu ay saftey laba kamid ah ku soo bilowdey.

ja

Wiilkan reer Belgium ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigo badan oo suuqa kala iibsiga ay kooxo badan ay ka doondoonayan, waxaana laga yaaba in kooxdiisa ay qaab amaah ah ku fasaxdo.

Everton oo kamid ah kooxahaasi aadka u doonaya ayaa waxaa ay sidoo kale baadi goobkiisa ay soo bilaawdey xagaagi hore ee aynu soo dhaafney.

Januazaj oo iminka 20 jir ah ayaa waxaa uu Manchester United ku soo biirey sanadkii 2011kii.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles