Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Flopka Chelsea Juan Cuadrado oo lagu soo dhaweeyay Malpensa Airport

$
0
0

Flopka Chelsea Juan Cuadrado ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Turin xili maanta uu ku biirayo Juventus.

Taageerayaasha Juventus ayaa isugu soo baxay Malpensa Airport si ay u soo dhaweeyaan xiddigii hore Fiorentina.

Heshiis amaah ayuu xagaagan ugu ciyaari doonaa xiddiga Colombia Juventus.

Bishii hore January ayuu Chelsea ugu wareegay lacag dhan £23.3milyan.

Juan Cuadrado was mobbed on his arrival at Malpensa Airport in northern Italy 
Cuadrado speaks to the Italian media on his return to Italy ahead of his move to Juventus
The Juventus fans turned out in force to welcome Cuadrado as he landed in Italy
Cuadrado did not enjoy the best of times at Chelsea following his move from Fiorentina

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles