Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

24 Saac kadib guushii Chelsea xiddigaha Barcelona oo soo dhaweeyay Pedro+sawiro

Xiddiga Chelsea Pedro ayaa dib ugu laabtay Barcelona 24 saac kadib markii uu guul weyn la gaaray Blues. Pedro ayaa sababta Spain uu ugu laabtay waxaa ay aheyd inuu soo macsalaameeyo saaxibadiisa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOP:Liverpool oo u ogolaatay Flop Mario Balotelli inuu AC Milan ku biiro

AC Milan iyo Liverpool ayaa la soo warinayaa iney ka heshiiyeen arinta Flop Mario Balotelli. 25 jirkan ayey Liverpool ogolaatay inuu amaah ugu wareego kooxdiisii hore Milan. Sababta bixitaankiisa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zlatan Ibrahimovic oo horboodaya seddex weeraryahan oo ku biiraya midkood Man...

Warar goordhow laga helay gudaha Manchester United in inta uusan xermin suuqa kala iibsiga ay soo iibsanayaan seddex weeraryahan midkood. Van Gaal ayuu cadaadis ku saaran yahay marka uu Pedro lumiyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

koox Cajiib ah oo laga sameeyay kulanka Liverpool iyo Arsenal ee caawa

Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa caawa ciyaaraya kulan katirsan horyaalka  Premier league. Reds ayaa u socota iney soo afjarto abaarta guul ee ku heysata garoonka Arsenal oo ay hal jeer ay ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Benzema oo muujiyay inuusan ku biireyn kooxda Arsenal kadib…

Real Madrid ayaa ka saartay shakiga xiddigeeda Karim Benzema oo lala xiriirinayo inuu ku biiro kooxda Arsenal. Kooxda ayaa websetkeeda ku cadeysay goordhow in Karim Benzema uu dib ugu soo laabtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Uefa oo shaaciyay qaabka uu u dhici doono Isku Aadka Champions league

Kooxaha Man United Manchester City iyo Arsenal ayaa wada gali doona dheriga labaad marka la sameynayo Isku Aadka Champions league Khamiista . Laakiin United ayaa fursada guruubyada heli karta marka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Seddex maalin oo ay ka hortay doorashada Xiddiga ugu fiican Yurub,wax ka ogow...

27-ka bishan aynu ku guda jirno oo ku beegan maalinta Khamiista waxaa lagu dhawaaqayaa Xiddiga ugu fiican sanadka qaarada Yurub. Sanadkii hore waxaa Abaalmarintan ku guuleystay xiddiga Real Madrid ee...

View Article

War dhamaaday:Arsenal madax adeega iska dhaaf Karim Benzema waa uu idin diiday

Wixii hada kadib Karim Benzema laga sheego ayaa noqonaya sheeko iyo aan ku shaahno uun maxaa yeelay kuma biirayo Arsenal ama  koox kale. Kadib marka uu maanta ku laabtay tababarka kooxda Real Madrid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha Manchester United iyo Man City oo rikoor iskumid ah ka sameeyay...

Kooxaha isku magaalada ah ee Manchester United iyo Man City ayaa toddobaadkan sameeyay rikoor aan caadi aheyn. Inkastoo Man United ay kuftay waxaa guul gaartay kooxda Sheikh Mansour ee Man City oo 2-0...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rikooradii caanka ahaa uu sameeyay Pedro kulankiisii ugu horeeyay Premier league

Micno weyn ayuu sameeyay goolkii Pedro uu ka dhaliyay isbuucaan horyaalka Premier league. Runtii waa laga cabsaday ninkan wixii uu dhigay shalay waxaana muuqata in si joogta ah uu goolasha u sii wadi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo ugu danbeyn shaacisey lacagaha ay Neymar ku dooneyso.

Kooxda reer England ee Manchester United aayaa soo bandhigtey lacagaha ay ku dooneyso in ay ku soo qaadato saxiixa garab weerarka kooxda Barcelona ninka lagu magacaabo Neymar. Manchester United ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijooyinka: Arsenal Iyo Liverpool Oo Isku Garba Dhacay (Barbaro Ayeey Ku...

Waxaa caawa ciyaar aad iyo aad u adag wadda ciyaarey kooxaha Arsenal iyo sidoo kale Liverpool waxaana kulanka uu ahaa mid aad iyo aad u xasaasi ah. Kulanka ayaa ahaa mid aad iyo aad u xasaasi ahaa oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Flop Mario Balotell oo goordhow tijaabada caafimaad u maraya AC Milan

Wararka Italy ka soo baxaya maanta ayaa sheegaya Flop Mario Balotelli inuu ku biirayo AC Milan. Sida uu telefishinka Milan xaqiijiyay ciyaaryahanka ayaa tijaabada caafimaad ka gudbaya saacadaha soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thierry Henry oo kula taliyay Arsenal in ay la soo wareegto labo xiddig

Weeraryahankii hore Arsenal Thierry Henry ayaa kula talinaya tababare Arsene Wenger inuusan ka xermin suuqa kala iibsiga xagaagan. Mana ahan kow iyo Labo waa markii Seddexaad ee ciyaaryahanka uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juan Cuadrado oo maanta macsalaameynaya kooxda Premier league ee Chelsea

Xiddiga Chelsea Juan Cuadrado ayaa qarka u saaran inuu amaah hal xili ciyaareed uu ugu biiro kooxda Juventus. Ciyaaryahanka Colombia ayaa Blues uga soo wareegay suuqa kala iibsiga bishii January...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo xoogeeda isugu geyneysa la wareegida Edinson Cavani

Arsenal ayaa la sheegay bartilmaameedkeeda ugu horeeya iney ka dhigatay Edinson Cavani kadib markii Karim Benzema uu diiday ka tago Real Madrid. 28 jirkan ayaa waxaa lala xiriirinayaa Arsenal laakiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hayeey Man City,Man United oo u dhaqaaqday saxiixa Kevin De Bruyne

Manchester United ayaa dagaal ku qaadeysa Man City kaas oo ay kaga dulqaadayaan xiddiga bartilmaameedka u ahaa ee Kevin De Bruyne. Kadib Guuldaradii Pedro United waxaa ay dooneysaa in ceebta ay isaga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Barcelona oo ka hadlay doonista Neymar ee Man United

Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa u sheegay Man United ineysan ka iibineyn da’yarkooda Neymar. Wargeysyada England ka soo baxa ayaa qorayay isbuucaan 23 jir Neymar inuu rabo  ku biirista...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mesut Ozil oo lagu maadeysanayo”Shalay 16 jir xalayna 18 jir ayaa jeebka gishtay

Markale ayaa la foorjeynayaa maanta xiddiga Arsenal ee Mesut Ozil kadib bandhigiisii xalay ee kulankii u dhaxeeyay Arsenal iyo Liverpool. Kulankii furitaanka horyaalka waxaa xiddigan lagu soo eedeeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Flopka Chelsea Juan Cuadrado oo lagu soo dhaweeyay Malpensa Airport

Flopka Chelsea Juan Cuadrado ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Turin xili maanta uu ku biirayo Juventus. Taageerayaasha Juventus ayaa isugu soo baxay Malpensa Airport si ay u soo dhaweeyaan xiddigii...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live