Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Hayeey Man City,Man United oo u dhaqaaqday saxiixa Kevin De Bruyne

$
0
0

Manchester United ayaa dagaal ku qaadeysa Man City kaas oo ay kaga dulqaadayaan xiddiga bartilmaameedka u ahaa ee Kevin De Bruyne.

Kadib Guuldaradii Pedro United waxaa ay dooneysaa in ceebta ay isaga dhaqdo Kevin De Bruyne.

kevin

United waxaa la sheegay iney diyaar u tahay in £55million ay  kula soo wareegto ciyaaryahankii hore Chelsea qadka dhexe ugu ciyaarayay.

Ciyaaryahanka u dhashay  Belgian ayaa loo doortay xagaagii hore xiddiga ugu fiican horyaalka Bundesliga.

Wararka Germany ka soo baxaya ayaa sheegaya Louis van Gaal inuu rabo Man City inuu ka dulqaado xiddiga.

Van Gaal ayaa ku guuldareystay helida Thomas Müller iyo Pedro.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles