Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Arsenal oo xoogeeda isugu geyneysa la wareegida Edinson Cavani

$
0
0

Arsenal ayaa la sheegay bartilmaameedkeeda ugu horeeya iney ka dhigatay Edinson Cavani kadib markii Karim Benzema uu diiday ka tago Real Madrid.

28 jirkan ayaa waxaa lala xiriirinayaa Arsenal laakiin lama oga Paris Saint-Germain iney diyaar u tahay iney iibiso.

paris-saint-germain-edinson-cavani

Cavani oo u saftay dalkiisa 72 jeer ayaa waxaa kale oo dooneysay horaantii bishan kooxda Manchester United.

£55milyan ayuu ugu fadhiyaa Cavani kooxda PSG oo uu kaga soo wareegay Napoli xagaagii hore.

Arsenal ayaa tacbaan ka ah booska gool dhaliyaha waxaana ay heystaan Giroud oo aysan isku haleynkarin goolashiisa soo daaha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles