Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Juan Cuadrado oo maanta macsalaameynaya kooxda Premier league ee Chelsea

$
0
0

Xiddiga Chelsea Juan Cuadrado ayaa qarka u saaran inuu amaah hal xili ciyaareed uu ugu biiro kooxda Juventus.

Ciyaaryahanka Colombia ayaa Blues uga soo wareegay suuqa kala iibsiga bishii January hasayeeshee waxaa uu ku soo bilowday safka hore afar kulan Premier league.

juan-cuadrado-chelsea

Intaas waxaa sii dheer ciyaaryahanka inuusan la dhacsaneyn nolasha magaalada London.

Imaanshihii Pedro ayaa ka dhigan 27 jirkan inaan wax boos u oolin Chelsea.

BBC Sport ayaa sheegtay xiddiga inuu joogo magaalada Turin si uu u dhameystiro ku biirista Juventus.

Maanta ayaa lagu dhawaaqayaa in Cuadrado uu ku biirayo Juventus.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles