Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Uefa oo shaaciyay qaabka uu u dhici doono Isku Aadka Champions league

$
0
0

Kooxaha Man United Manchester City iyo Arsenal ayaa wada gali doona dheriga labaad marka la sameynayo Isku Aadka Champions league Khamiista .

Laakiin United ayaa fursada guruubyada heli karta marka ay lugta labaad ka soo quusato kooxda Club Bruges.

0E32CAFD00000514-0-image-a-3_1440428839505

Uefa ayaa sidoo kale xaqiijisay Real Madrid, Atletico Madrid, iyo Porto iney gali doonaan dheriga labaad.

Barcelona oo soo qaaday La Liga iyo Champions league ayaa ku dheri gali doonta kooxaha Barcelona, Chelsea, Bayern Munich, Juventus, Benfica, Paris Saint-Germain, Zenit iyo PSV Eindhoven waana dheriga koowaad.

Siddeed Guruub oo min afar koox ayaa loo sameyn doonaa kooxaha waxaana lagu qaban doonaa Khamiista magaalada Monaco ee dalka France

10-kamid ah kooxaha ka soo baxa wareega Play Offka ayaa ku biiri doona isku Aadkan Champions league wareegiisa Guruubyada.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles