Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Natiijooyinka: Real Madrid Oo Lagu Dhegey Loona Diidey Guul Kadib Markii Ay...

Kooxda Real Madrid ayaa ciyaartey kulankeedi ugu horeyey ee horyaalka dalkaasi Spain la ciyaartey kooxda Sporting Gijon waxaana kulankaasi uu ahaa mid aad u xiiso iyo xamaasafba leh. Ciyaarta ayaa ku...

View Article


Natiijooyinka: Kulamadii maanta ilaa caawa horyaalka Taliyaaniga laga...

Juventus 0 – 1 Udinese FT Empoli 1 – 3 ChievoVerona FT Fiorentina 2 – 0 AC Milan FT Frosinone 1 – 2 Torino FT Inter 1 – 0 Atalanta FT Palermo 1 – 0 Genoa FT Sampdoria 5 – 2 Carpi FT Sassuolo 2 – 1 SSC...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo shaaciyay Sirta ka dambeysay Pedro inuu wacdaro dhigo

Macalinka Chelsea Jose Mourinuo ayaa durba bar bardhigay xiddigiisa cusub ee Pedro halyeyga Adduunka laga amaano kubadiisa ee Diego Maradona. Tani waxaa ay ka dambeysay Kadib markii furo uu u noqday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Firmino iyo Coutinho oo doonaya iney noqdaan Ronaldinho iyo Ronaldo cusub

Roberto Firmino ayaa sheegay isaga iyo saaxibkiisa ay isku kooxda yihiin ee Philippe Coutinho in u jeedkooda uu yahay iney  noqdaan Ronaldinho ama Ronaldo. Ronaldinho iyo Ronaldo ayaa ah labo xiddig oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsene Wenger oo sheegay inuusan ka cabsaneyn Liverpool oo aan wadan Raheem...

Macalinka Arsenal  ee Arsene Wenger ayaa kahor kulanka caawa waxaa uu sheegay Liverpool Iney tabi doonto xirfada Raheem Sterling xili ay la soo wareegeen Roberto Firmino badalkiisa. Reds ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Benzema oo jaceyl u haya inuu ku biiro kooxda Arsenal inta uusan suuqa...

Xiddiga Real Madrid Karim Benzema ayaa la sheegay inuu siweyn u doonayo inuu ku biiro Arsenal hadii ay dalab ay u soo dirsato. Ciyaaryahanka France ayaa waxaa lala xiriirinayay xagaagan oo dhan Gunners...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Steven Gerrard oo guul kaa gaaray kooxda Frank Lampard,Pirlo iyo David Villa

Kooxda heysata horyaalka MLS ee dalka Mareykanka LA Galaxy ayaa guul weyn waxaa ay ka gaartay kooxda ay coladaan ee New York City. 5-1 ayey ku adkaatay kooxda uu ka tirsan yahay Steven Gerrard waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pedro inuu ku biiro kooxda Chelsea oo sameysay taariiq weyn

Xiddigaha u dhashay dalka Spain ayaa shalay guul u horseeday kooxda Premier league ee Chelsea. Jose Mourinho ayaa mahdinaya xiddiga uu Barcelona kala soo wareegay ee Pedro kaas oo dhaliyay islamarkaana...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Enrique oo ka hadlay xaalada caafimaad ee Dani Alves iyo Sergio Busquets.

Tababaraha Barcelona  Luis Enrique ayaa hoos u dhigay qatarta dhaawacyada soo gaaay xalay xiddigihiisa Dani Alves iyo Sergio Busquets. Labada ciyaaryahan ayaa dhaawac looga saaray intii ay socotay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

West Ham Oo Manchester United Ka Dooneysa In Amaah Ay Kaga Qaadato Januzaj.

Kooxda reer England ee West Ham United ayaa waxa aad loola xiriirinayaa in ay amaah ku qaadato xiddiga kooxda Manchester United garabka uga ciyaara ee lagu magacaabo Adnan Januzaj. Xiddigaan reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo kaga fiicnaaday Lionel Messi dhanka Rigoore...

Lionel Messi ayaa ku guuldareystay xalay inuu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay horyaalka La Liga kadib markii uu qasaariyay rigoore loo dhigay. Goolhayaha kooxda ku ciyaarta San Mamés ee Gorka Iraizoz...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar Oo Hadalkan Kaga Farxiyey Taageerayaasha Manchester United!!!

Xiddiga kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Brazil Neymar ayaa cadeyey in uu doonayo in mustaqbalka dhow uu ku biiro kooxda Manchester United kadib markii uu arkey sida ay u xiiseyneyso. Kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aawey Taageerayaashii Liverpool War Fiican Baan Ka Hor Kulanka Caawa Idinka...

Roberto Firmino dhawaan galka kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in uu ku soo bilaaban doono kulanka kooxdiisa ay caawa la ciyaari doonto kooxda Arsenal. Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa caawa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Macalin Mourinho Ku Tilmaamey Bandhigii Dhawaan Galkiisa Pedro.

Jose Mourinho macalinka kooxda reer England ee Chelsea ayaa waxaa uu sheegey in aanu isagu layaab ku noqon bandhigii shalay uu sameyey xiddigiisa cusub ee Pedro. garab weerarkan reer Spain ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luke Shaw Oo Hadalkan Laabta Ugu Qaboojiyey Taageerayaasha Kooxdisa...

Luke Shaw daafaca kooxda Manchester United iyo weliba xulka qaranka ingriiska ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa ay ka soo kaban doonto dhibaatadda gool la’aanta ah ee heysata. Manchester United ayaa...

View Article


Muuqaal: Daawo Dhacdooyin kamid ah kuwii ugu qosolka badnaa ee Kubadda cagta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsene Wenger Oo Liverpool U Sheegey In Ay Aaney Ka Cabsaneyn Mar Hadii uu...

Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu sheegey in Liverpool ay tabi doonto xiddigeedi Sterling kadib markii ay caawa kulmaan. Kooxaha Arsenal iyo weliba sidoo kale...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tottenham Oo Awoodeeda Isugu Geyneysa Saxiixa Wiilka Reer West Brom Saido...

Kooxda reer England ee Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay sare u qaadi doonto xiisaheeda ku aadan saxiixa wiilka kooxda West Brom uga ciyaara weerarka ee lagu magacaabo Saido Berhino....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daley Blind Oo Amaaney Xiddigaha Dhalasha Wadaaga Iyo Koox Wadagaba Ay Yihiin...

Daley Blind daafaca kooxda manchester United iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Holland ayaa waxaa uu sheegey in dhawaan galka kooxdaasi Memphis Depay ay waqti yer ku qaadatey in uu kooxda kula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rasmi: Daafaca Barcelona Ee Alves oo la xaqiijiyey mudada rasmiga ah ee uu...

Daafaca kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Brazil Daniel Alves ayaa lagu soo waramayaa in uu garoomadda ka maqnaan doono mudo bil ah. Alves ayaa kulankii xalay ay kooxdiisa la ciyaartey kooxda Atletico...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live