Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Luke Shaw Oo Hadalkan Laabta Ugu Qaboojiyey Taageerayaasha Kooxdisa Manchester United.!!!

$
0
0

Luke Shaw daafaca kooxda Manchester United iyo weliba xulka qaranka ingriiska ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa ay ka soo kaban doonto dhibaatadda gool la’aanta ah ee heysata.

luke-shaw

Manchester United ayaa kulankii ugu danbeyey la ciyaartey kooxda West Brom iyadoo la gashey barbaro goolal la’aan ah oo eber iyo eber ah.

United-ka ayaa waxaa ay kulankaasi ay todobaadkan la ciyaartey Newcastle United waxaa ay ku guuldareysatey in ay ilaashato rikoorkeedi ahaa guul la’aanta sidii uu horyaalka u bilowdey.

” Wax walba sidii aan u dooneyney ayeey dib ugu soo noqon doonan, waxaan u baahanahay in aan guulo gaarno kulamadeena danbe si aan horyaalka hanashadiisa ugu tartano” ayuu yiri Luke Shaw.

Manchester United ayaa habeenimadda Arbacada waxaa ay wajihi doonta kooxda Club Burgge oo ay isku arki doonan lugtii labaad ee isreebreebka Champions League-ga.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles