Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Tottenham Oo Awoodeeda Isugu Geyneysa Saxiixa Wiilka Reer West Brom Saido Berhino.

$
0
0

Kooxda reer England ee Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay sare u qaadi doonto xiisaheeda ku aadan saxiixa wiilka kooxda West Brom uga ciyaara weerarka ee lagu magacaabo Saido Berhino.

saido-berahino-west-brom (1)

Weeraryahankan 22 jirka ah ee Berhino ayaa waxaa kooxda Tottenham ay baadi doon ugu jirtaa laga soo bilaabo horaantii xagaagan iyadoona dooneysa in ay soo qaadato ka hor inta aanu xagaagan suuqa xirmin.

Horey Spurs waxaa looga soo diidey dalab ku kacaya ilaa 18 Milyan oo ay saxiixa xiddigan ka gudbisey, sidoo kale 20 milyan oo ay ka gudbisey ayaa laga soo didey markan waxaa ay gudbisey dalabkeedii ugu danbeyey.

Ilaa iyo Iminka Berhino ayaa kooxdiisa u ciyaarey laba kulan xagaagan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles