Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Daley Blind Oo Amaaney Xiddigaha Dhalasha Wadaaga Iyo Koox Wadagaba Ay Yihiin Ee Daley Blind.

$
0
0

Daley Blind daafaca kooxda manchester United iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka Holland ayaa waxaa uu sheegey in dhawaan galka kooxdaasi Memphis Depay ay waqti yer ku qaadatey in uu kooxda kula qabsado.

manchester-united-memphis-depay_2

21 jirkan reer Holland ayaa Manchester United ku soo birey xagaagan isagoona kaga soo biirey dhanka kooxda PSV ee reer Holland.

” Aadbuu kooxda ula qabsadey, oo hada waad dareemeysaa in kooxda uu la qabsadey Depay waxaana iminka uu kamid yahay xiddigaha laf dhabrta u ah kooxda” ayuu yiri Blind.

Todoobdkan ayeey Manchester United barbaro goolal la’aan ah la gashey kooxda Newwcastle United.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles