Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Cristiano Ronaldo oo kaga fiicnaaday Lionel Messi dhanka Rigoore tuurka,Xaqiiqooyin xiiso leh

$
0
0

Lionel Messi ayaa ku guuldareystay xalay inuu dhaliyo goolkiisii ugu horeeyay horyaalka La Liga kadib markii uu qasaariyay rigoore loo dhigay.

Goolhayaha kooxda ku ciyaarta San Mamés ee Gorka Iraizoz ayaa ka diiday Messi inuu dhaliyo darbadaas rigoorada ah.

0

In laga qabto Messi rigooradaas ayaa ka dhigan inuu si xumaanayo rikoorkiisa rigoore tuurka Barcelona.

Inta uu Barcelona ka tirsan yahay Messi waxaa uu tuuray 63 rigoore waxaana laga qabtay 14 jeer oo kamid ah.

Dhigiisa Ronaldo ayaad moodaa inuu kaga fiican yahay Messi dhanka Rigoorada.

Ciyaaryahanka Portugal ayaa inta uu ka tirsan yahay Real Madrid waxaa uu tuuray 64 rigoore waxaana kaliya laga qabtay 7 rigoore.

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles