Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Jose Mourinho oo shaaciyay Sirta ka dambeysay Pedro inuu wacdaro dhigo

$
0
0

Macalinka Chelsea Jose Mourinuo ayaa durba bar bardhigay xiddigiisa cusub ee Pedro halyeyga Adduunka laga amaano kubadiisa ee Diego Maradona.

Tani waxaa ay ka dambeysay Kadib markii furo uu u noqday kulankiisii ugu horeeyay guusha kooxdiisa.

£21 million ayuu ugu soo wareegay Chelsea waxaana uu ka soo tagay Barcelona durbana waa uu dhaliyay waxaana uu caawiyay goolkii Diego Costa.

2B99EE1900000578-3207747-image-m-81_1440336225496

“ma ahan Maradona laakiin waa uu ku dhowyahay sidaas waxaa uu Jose Mourinho u sheegay Chelsea TV.

“waa ciyaaryahan wanaagsan inta badan calaama su’aal ayaa la geliyaa xiddigaha waa weyn ee imaanaya England horayna ugulama qabsadaan.

Sidoo kale Mourinho ayaa 28 jirkan u sheegay inuu ka doonayo bandhigii shalay marwaliba.

Sababta caawisay shalay ayuu ku sheegay iney tahay Pedro inuu u soo ciyaaray Barcelona seddex kulan caalami ah inta uusan ku soo biirin Chelsea.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles