Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Aktarada Bollywoodka oo isugu faanay ciyaaraha kubada cagta, Shah Rukh Khan oo noqday laacibka laga cabsanayo

$
0
0

Aktarka labada jeer noqday Aktarka Sanadka India ee Rambir Kapoor ayaa aqbalay guuldarooyinka ku dhacay filimadiisa Roy iyo “Bombay Velvet.

Labadan Filim waxaa ay ahaayeen kuwii ugu dambeeyay uu keenay wiilka uu dhalay Rishi Kapoor.

ranbir-kapoor-759

Dhinaca kale Rambir Kapoor oo ah madaxweynaha kooxda Mumbai City FC ayaa rumeysan inuu yahay Aktarka kaliya Bollywoodka ugu fiican ciyaaraha.

Waxaa uu sheegay iney jiraan Aktaro filimada jila oo ciyaaryahano sida Abhishek Bachchan, Arjun Kapoor, Varun Dhawan iy Dino Morea balse ma arko wax ilaa iyo hada iga fiican kubada cagta ayuu yiri.

Rambir Kapoor ayaa sheegay inuu maqlay Shah Rukh Khan inuu yahay ciyaaryahan ku wanaagsan kubada cagta iyo sidoo kale John Abraham oo kabtan ka ahaa iskuulkiisa.

Rambir ayaa sheegay inuusan la ciyaarin ragaas balse waxaan hubaa inaan ahay Aktarka ugu fiican kubada cagta Bollywoodka ayuu yiri.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles