Mario Balotelli ayaa sheegay maanta kadib markii uu amaah ugu wareegay AC Milan inuu iskudayayo sidii uu ku noqon lahaa ciyaaryahan wanaagsan.
Hal gool oo qura ayuu mari ka dhaliyay horyaalka Premier league intii uu ka tirsanaa Liverpool.
Mario Balotelli ayaa sheegay inuu filayay maalin uu inuu ku soo laabanayo AC Milan.
Milan waxaa uu cadeeyay iney qalbigiisa ku taalo oo uu jecelyahay.
Ugu dambeyn xiddiga ayaa rajeynayo inuu sanad fiican u noqdo xili ciyaareedkan.
25 jirkan ayaa Liverpool £16million ugu soo wareegay sanadkii hore AC Milan.
Kooxihii uu u soo ciyaaray iyo inta gool uu u dhaliyay.
Liverpool (2014-15): 16 games; one goal
AC Milan (2013-14): 43 games; 26 goals
Man City (2010-13): 54 games; 20 goals
Inter Milan (2006-10): five games; two goals


